HomeRuushka Oo Ka Warwarsan In Daacish Suuriya Kala Wareegto Haddii aannu Xoojin...

Ruushka Oo Ka Warwarsan In Daacish Suuriya Kala Wareegto Haddii aannu Xoojin Taageerida Bashaar Al Asad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Moscow(SLpost) – Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag u difaacay howlgalka militariga dalkiisa ay ka wadaan dalka Suuriya. Waxa faro galintiisa ku sheegay dedaal lagu rabo deganaansho siyaasadeed oo Suuriya laga hirgaliyo.

 

Waxa uu sheegay in ujeedada ay tahay xasillinta waxa uu ku tilmaamay maamulka sharciga ah ee dalkaasi iyo hagaajinta xaalad siyaasadeed oo tanaasul ku dhisan “Marka argagixisada caalamiga ah oo kala qaybo ahi taagan tahay meel in yar u jirta caasimada Suuriya, in dawladda Suuriya la hadasho xiiso yar ayay u hayaan, waayo waxay dareemaysaa in iyada lafteeda caasimadeeda la qabsaday,” ayuu yidhi Mr Putin.

 

Wareysi uu siiyay TV-ga dowladda Ruushka, waxa uu ku sheegay in Ruushka haddaanu tageerin madaxweyne Bishar Al-Asad inay xaalad khatar ah jirto, taas oo ah in wax uu ku tilmaamay argagixiso ay qabsadaan Suuriya oo dhan kaddibna u dhaqaaqaan dhulka Ruushka.

 

Mr Putin waxa uu beeniyay eedaha sheegaya in Ruushka uu duqeeyay saldhigyada mucaaradka qunyar socodka ah ee Suuriya, halkii uu Khilaafada Islaamka ka duqeyn lahaa. Waxa uu dowladaha reer galbeedka ku baraarujiyay in ciidamadooda ka howlgala Suuriya ay Ruushka siiyaan wararka la xidhiidha meesha ay Daacish isku qarinayaan iyo meelaha ay hubka ku keydsadaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories