Muuse Biixi Oo Sheegay In uu Sharciga Xisbiga Kulmiye u Hogaansamayo Haddii La Doorto Iyo Haddii Kaleba
Hargeysa(SLpost) -Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa farriin u diray xisbiga Kulmiye iyo musharaxiinta la loolamaysa, waxaannu ku booriyay in laga fikiro isku...
Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Yeeshay Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa(SLpost)- Madaxda sare ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiraxmaan Saylici, waxaana...
Sooyaalkii Dagaalkii Burco-Duuray iyo Dagaalkii Buuraha
Dagaalkii Burco-duuray 17/10/1984 Wuxuu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee S.N.M gasho. Ciidanka Max’ed siyaad ayaa weerar ahaa, wuxuu ka dhacay meelo...
Mid ka Mid ah Hogaamiyayaashii Hore ee Alshabaab oo La qabtay
Muqdisho(SLpost)-Hogaamiye sare iyo labo xubnood oo kale oo qamaamuur ah oo ka tirsanaa ciidamada Alshabaab ayey ciidamada dawladda oo kaashanaysa ciidamada AMISOM ay qabteen. Saddexdan...
Xeerka iyo Dabarka isma-qaatayaasha af-ku-hadalka Soomaaliga
Qaybo ka mid ah xarfaha aan is qaadan ee ku jira af-ku-hadalka Xeerka iyo dabarka af-ku-hadalka soomaaligu waa qayb weyn oo ka mid ah hab-dhiska...
Badbaadada Dimuqraadiyada Xarku galey iyo Baahida Xisbi Qaran oo Afraad
Hay’ada“International Crisis Group” ee saldhigeedu yahey magaalada Brussels, Xarunta Midowga Yurub ayaa maqaal ay soo saartey bishan 5-dii ku soo badhigtey faalo dheer oo...
Telefishanka Qaranka Iyo Sawirka Xukuumadda
Isha kali ah ee ummadda wargelisa, u bandhigta, una gudbisa waxqabadka xukuumaddu waa telefishanka qaranku leeyahay oo runtii u xilsaaran isku-xidhka ummadda iyo xukuumadda. Marka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

