HomeIgaar Wax Caadiya Kolaba Maaha!

Igaar Wax Caadiya Kolaba Maaha!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Sida aynu lawada socono markii soomaaliland iyo soomaalia isku biireen waxaa jirtay dhibaato dhinaca is fahamka luuqada ah taasi oo keensatay in ilaa mudo dheer dadka labada gobol is fahmi waayaan oo shay woqooyiga magic looga yaqaano koonfurna magic kale looga yaqaaano xataa waa iyana caqabad noqotay siiqada hadalka loo odhanaayo iyo dhawaqa ka soo baxaaya labada qof ee labada gobol kasoo jeeda oo midiba uu si u dhawaaqaayo.

 

Hadaba isla sanadadaasi ay jirtay caqabada dhanka isfahamka luuqada ah ayaa waxaa xamar ama magaalada muqdisho waxaa tagay nin reer woqooyi ah oo hargeysa ka tagay  dabeeto waxaa uu ninkii guursaday gabadh reer xamar ah waxaanay ugu curatay oo ay u dhashay gabadh dhanka maskaxda ka jiran.

Ninkii odayga ahaa waxaa uu dhib la mutay inantiisii yarayd ee jiranayd mudo markuu la mashaqoobay ayaa hadana amarka ilahay waxaa u calool galay ilmo kale dabeeto ninkii waxaa uu qaaday warwar dheeraada oo waxaa uu is yidhi ilmahana waa uu xanuunsanayaa malaha sida gabadhan yar oo kale mudo waxa uu dhawraba gabadhii ayaa fool qaaday waanay umushay.

Ninkii odayga ahaa ayaa yimid gabadhii umulisada ahayd ayuu dibada kula kulmay dabeeto waxaa uu ku yidhi maxay umushay dabeeto waxay ugu jawaabtay igaaray dhashay ilayn waa shakisnaaye igaarkiibuu u qaatay inay ku tidhi waxay dhashay  ilmo xanuunsanaaya ma buu hubsane waxaa uu ku tiraabay igaar wax caadiya kolaba maa oo uu cararay waxaa uu u tagay mid kale oo reer hargeysa ah balse isagu mudo kaga soo horeeyay xamar waxaa uu ku yidhi waryaa igaar waa maxay waxaa uu ugu jawaabay markuu ugu so keeyo waa libaax dhal ah.

 

Halkiibuu gaadhay ka soo raacay ilaa uu hargeysa soo gaadhay dabeeto markii uu hargeysa soo gaadhay ayuu aqoonsaday inuu igaar wiil yahaya oo magaca igaar dhinaca koon furta igaar looga yaqaano.

IGAAR WAX CAADIYA KOLABA MAAHA!!!!!!!!!!

W/Q: JAMAAL CABDILAAHI MUXUMED (ABU CIZA)

EMAIL: jamaalsuxufi@hotmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories