Jamaal Cali Xuseen oo Aadan Siiro ku Sheegay in uu Qabyaalad Ku Taageeray Maxamed Biixi Balse Kulmiye uu Hore u Dhaliilli Jiray
Hargeysa(SLpost)-Jamaal Cali Xuseen , murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga UCID ayaa faaqiday hadallo uu sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey “Aadan siiro” ku taageeray murashaxnimada...
XARSHIN: Magaca Marxuum la Af-duubay oo Meydkiisa la helay, Cabsi laga qabo Xiisad colaadeed oo mar kale qaraxda iyo wararkii u dambeeyey
Xarshin (SLpost)-Ciidamada Liyuu Booliska ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, deegaanka War-yuugle oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Degmada Xarshin ku dilay Marxuum Magaciisa la odhan jiray...
Hal bay Ragga kale Dheeryihiin
Bulsho waliba dhaqankeed, baro waliba bilicdeed, balli waliba biyihii. Bulsho kastaa waxey leedahay dhaqamo lagu majeerto oo ay kaga gadisantahay bulshooyinka kale iyagoo ku...
Madaxweynaha oo Shicibka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum-Cabdisamad Axmed Ismaaciil
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii Ubadkii...
Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir Oo Maxamed Biixi Aqoon Ku Ammaanay Muuse Biixina Askarinimo Ku Duray
Hargeysa(SLpost) - Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageero aad ah la garab istaagay musharaxa Kulmiye ee Maxamed Biixi Yoonis,...
Guusha Xulka Badhan Oo Wax Weyn Ka bedeshay Rajada Cidda Usoo Bixi Doonta Wareega Sideed-dhammaadka
Waxaa maanta la ciyaaray kulamadii todobaad ee tartanka gobolada Somaliland ee ka socday garoomada Xaaji Dahir Stadium iyo Alamsey Stadium oo ku kala yaala...
Ciyaartii Galabta Ee Boorama Oo Dhimmasho Iyo Dhaawacba Sababtay Iyo Sida ay u dhacday
Boorama(SLpost)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday, halka imika naloogu soo waramayo mid kale oo dhaawac ahaana in uu dhaawac dhintay, dhaawaca ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

