Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Masuuliyiintii Iska Casilay Xukuumaddiisa ku beddelay Kulmiyehanno firfircoon oo dhalinyaro u badan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa buuxiyey boosaskii ay iska casileen masuuliyiintii shalay shaaciyey inay ka tageen shaqada dowladda qaarkood,...

Madaxweynaha Somaliland oo Buuxiyey boosaskii ay Banneeyeen masuuliyiintii is-casishay qaarkood

Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL ayaa maanta magacaabay jagooyinkii shallay banaanaaday marka laga reebo wasiir ku xigeenada. Laba War-saxaafadeed oo uu madaxweynuhu soo saaray oo ay nuqullo ka...

Wasiirkii Lixaad oo Goor-Dhawayd iska Casilay Xukuumadda Kulmiye iyo Sababaha ku kallifay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Geedoole, ayaa mar-dhawayd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka...

Wasiiradii Iscasilay oo Kulan Yeeshay Farriina Bulshada u Diray

  Hargeysa(SLpost) – Qayb ka mid ah raggii shallay iska casillay xukuumadda Kulmiye ayaa maanta shir ay isku waraysanayeen ku qabtay magaalada Hargeysa.   Wasiiradii  hore ee...

Muuse Biixi Muxuu ka Yidhi Eedaha ay soo Jeediyeen Wasiiradii Iscasilay?

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan kuxigeenkiisa Maxamed Kaahin iyo xubno kale ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Xisbiga, waxaanu...

WADDANI oo Ka Hadlay Khilaafka iyo Is-casillaadda Xukuumadda KULMIYE

Hargeysa(SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa goor dhawayd soo saaray qoraal uu u bixiyey Dil-dilaaca Xukuumadda iyo Khilaafka Kulmiye islamarkaana uu kaga hadlayo...

Muslim Woman Named Princess of Asturias

CAIRO – An Iraqi young woman has been honored in the prestigious Princess of Asturias for International Cooperation, for being part of the Wikipedia...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img