Qarankani Waa ka Culus Yahay Mid Wasiir u Liica
Qaranimada Somaliland waa mid ku dhisan rabitaan umadeed oo marnaba gorgortan gali kairn iyo ka noqon toona, umadan reer Somaliland iyadaa ilaashanaysa waxay u...
LAASCAANOOD: Ganacsato Yar-yar oo Lacago loo Qaybiyey
Laascaanood (SLpost) — Guddiga horumarinta gobolka Sool ee Tala-wadaag iyo hay’adda DDG ayaa lacag dhan 25,000 oo doollar shalay u qaybiyay ganacsato yar-yar oo...
Samaale Waa Dambiile Qaran Sharcigana in Lala Tiigsado Weeye
Caqliga umada inuu caayo may ahayn Samaale sababtoo ah madaxwaynuhu ciduu taageeraayo xor ayuu u yahay sharci u diidayana ma jiro. maaha inuu yidhaahdo...
Hal-abuur Muxiyadiin Cabdiraxmaan “Dalmar” oo Marti ku ah Barnaamijka Bandhigga Nimco Samriye ee HCTV
Halkan hoose ka daallaco Hal-abuur Muxiyadiin Cabdiraxmaan "Dalmar" oo barnaamijkii todobaadkan ee bandhigga Nimco Samriye ku marti ah islamarkaana kaga qayb qaadanaya qayb suugaantiisa...
Wakiilka Arrimaha Xajka ee Somaliland oo Is-casillay
Hargeysa(SLpost)- Axmed Aaden Dagaal (Axmed Safiina), oo ah wakiilka arrimaha xajka ee Somaliland, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilka uu hayay. Waxa uu madaxweynaha...
Xisbiyada Somalilandna Waa Hanti Qarane Hala Wadda Illaashado! W/Q-Suleyman Yusufdhakhtar
Bilowgii sannadkii 2008, ayaa nin xoghaya arimaha dibada Kulmiye ahaan jiray, magaciisuna ahaa Dr Axmed Xusen Ciise, ayaa yidhi Siilaanyo ayaan isla sharaxayaa, dhawr...
Wasiiradii Shaqada Ka Tagay oo Ciidamo Ka hor joogaan xafiisyadii ay ka yaaceen
Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa taliska Ciidammada Booliska Amar ku siiyey inaanay xubnaha Wasiirrada ah ee xilalkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

