Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q2-aad

  Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri...’ Qormo lafo gur ah; Qorre: Saleebaan Cabdi Cali  Kalshaale Arraar “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka quud Dareenka...

Hogaamiyaha Falastiin Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Hor Jeedinaya Golaha Xuquuqal Iisaanka Qaramada Midoobay

  Brussels(SLpost)-Madaxweynaha Maamulka Falastiiniyiinta, Maxamuud Cabaas, ayaa waxa uu khudbad ka jeedin doonaa kulanka gaarka ah ee golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay uu maanta...

PUNTLAND: Guddoomiyihii Baarlamaanka oo Iscasillay

Garoowe(SLpost)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, waxaa saaka ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka...

Muuse Biixi Oo Sheegay in Wasiirada Iscasilay la Eegayo inay ku Gafeen Xeerka Kulmiye

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha xisbi xaakimka Kulmiye, ayaa ku dooday in wasiirada iscasilay loo eegi doono xeerka ciqaabta Kulmiye, haddii aanay qodobada ciqaabta ku gefinna ay...

NORWAY: Qoys Soomaali ah oo Xalay Saqdii Dhexe lagu Gubay Guri ay Degenaayeen

Ulstein(SLpost) — Qoys Soomaali ah oo degenaa magaalada Ulstein ee dalka Norway ayaa xalay lagu gubey gurigooda, iyadoo ciidamada booliiska dalka Norway ay sheegeen...

Afhayeenkii Hore ee Madaxweynaha oo u Hambalyeeyay Afhayeenka Cusub

Hargaysa(SLpost):-Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul waxa uu farriin hambalyo iyo bogaadin ah u diray Xuseen Aadan Cigge oo maanta loo...

Is Casilaadda XIRSI waxaynu ku Tilmaami karnaa Naxariis Xagga Rabbi uga timi Madaxweyne Siilaanyo

Kolkii warka is casilaadda xubnahani soo baxday si fiicanna warkoodu dadka u wada gaadhay ayaa afarrey  uu soo tuuray abwaanka craxmaan cumar cashuur,waxa uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img