Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xarunta Kulmiye Bookhday, Qaatayna Kaadhka Golaha Dhexe

Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka bookhday xarunta xisbiga kulmiye ee Hargeysa, halkaasi oo uu u tagay is diwaangalinta iyo...

Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka Yidhi Iscasillaadda iyo Khilaafka Cusub ee Kulmiye?

Hargeysa (SLpost)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka...

Waxbarasho Tayo Leh: Yoolka Afraad ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso

Yoolka afraad ee 17ka yool ee lagu sugaayo horumarka caalamka 15ka sano ee soo socda waxaa weeye " Wax-barasho tayo leh " Yoolkani wuxuu...

IVORY COAST: Madaxweynaha Oo Mar Labaad La Doortay

Yamoussoukro (SLpost)Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa ku guulaystay markii labaad madaxweynenimada  doorashada dalkaasi, isagoo ku guulaystay siddeetan iyo saddex boqolkiiba codka la...

Wasiir Sacad oo ka Hadlay Xilka Cusub ee loo Magacaabay

  Hargeysa(SLpost):-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi...

TUKAANKII XIKMADDA (Sheeko xikmadeed)

Madaxwaynaha Ayaa u soo Baxay suuqa si u soo indho indhodheeyo suuqa iyo kala iibisiga badeecadaha Hase ahaate waxuu la kulmay tukaan duug ah...

Badhasaabka Maroodi-jeex oo Xadhig ugu Hanjabay Xubnihii Iscasillay Haddii ay Nabadgelyada Ilaalin Waayaan

Hargaysa(SLpost)-Badhasaabka gobolka Marroodi-jeex Maxamad Maxamuud Jeeniyare ayaa hanjabaad waxa uu hawadda u mariyay xubnihii Golaha Wasiirrada ee Isniintii toddobaadkan iska casilay xilalkii ay ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img