Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dastuurka Rwanda oo Wax-ka-bedel lagu Sameeyay

  Xildhibaanada dalka Rwanda ayaa waxa ay meelmariyeen isbadello lagu sameeyay Dastuurka kuwaasi oo u ogolaanaya Madaxweyne Paul Kagame in uu mar saddexaad xilka u...

Guddoomiye Ku xigeenada Labaad iyo Saddexaad ee Kulmiye oo Ka Hadlay Qodobo ay Isku Diideen Hogaankooda

    Hargeysa(SLpost)- Gudoomiyaha Labaad ee Kulmiye MAxamed Waabeeye iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo shir Jaraa’id Hargeysa Ku Qabtay ayaa ka hadlay...

“Waxaan Jeclahay in aan Saxo Hadal aan Dhawaan Warbaahinta Siiyay” Cabdicasiis Samaale

Hargeysa(SLost) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu...

Siyaaasi Danta Qaranka Eeg

  Bismilaahi raxmaani raxiim waa salaamantahiin waxan qalinka u soo qaatey markaan Arkey hor usocod la aanta siyaasada somaliland   aduunka wax Weliba horumar Ayey u...

Nuxurka Jawaabo Nicholas Kay ka Bixiyey Su’aallo Laga waydiiyey Somaliland

    Hargaysa(SLpost)-Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay, ayaa sheegay in qaramada midoobay xidhiidh wanaagsan la leedahay Somaliland, wuxuuna ka jawaabay...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Isku Casillay Buuxinta Jago Baarlamaan oo u Bannaanaatay

Hargeysa(SLpost):-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraadaasi. Wasiirka ciyaaraha somaliland ayaa  xaqiijiyey is casilaadiisa,...

Kulmiye Qaranimada Waxa kala Weyn Kursiga

  Xisbiga Kulmiye markii uu mucaaradka ahaa wuxuu isticmaali jiray xaalado guracan iyo xaalad abuur oo marar badan dalka halis galiyey. Kulmiye wuxuu aaminsanaa in dariiqo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img