Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa. Qaybta Koowaad
Maxamed Cali Bile waa Aqoonyahan u dhashay dalka Somaliland islamarkaana in badan ka soo shaqaynayey arrimaha waxbarashada, oo lagu xasuusan karo manhaj sammaynta Somaliland....
Riyaddii Rumawday! Qaybtii 14aad
Waxay Ismaaciil Eddadii hadalkii ku bilawday: “ Naa Cibaado, maxaa la sheegay? Caruurtiina waatan weynaatay eh’,maansha allah, ALLAH ha barakeeyee”. Cibaado oo ah Oday Cali...
Dhadhamo iyo dhuuni ka weyn aayaha dhallinyaradee laguu dhiibay!
“wasiir waxaan ku leeyahay wasaaradda si fiican u dhaq, dhadhankeeda iyo macaankeedana waad arki doontaa” Wasiirkii xilka wareejiyay ee Wasaaradda ciyaaraha. Wasaaradda dhadhan iyo macaan...
Kuma ayaa uu Noqon karaa Hogaamiyaha Wanaagsan?
Hadii aad doonaysid in aad shaqo kor uqaado ama aad rabto in aad bilawdo ganacsi aad leeday mahawlyara dariiqada iyo wayga aad uhoyaaminaysaa,waayo waxaa...
Wasiir-xigeenkii Hore ee Ciyaaraha oo Sharaxay Dib u Dhaca Ciyaaraha, Xilkiina Wareejiyay
Hargeysa(SLpost)-Wasiir-xigeenkii hore ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska, imikana ah wasiir-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Mudane Yuusuf Cismaan Garas ayaa maanta wareejiyay xilkii...
SOOMAALIYA: Hudheelada Muqdisho oo Amar Amniga ku Saabsan Lagu Soo Rogay
Muqdishu(SLpost)-Hay’adda Nabadsugida Somaliya ayaa amarro cusub oo dhinaca amniga ah dul-dhigtay hoteellada Muqdisho, kaddib kulan madaxda hay’addaha ammaanka iyo mulkiilayaasha hoteellada ku dhex maray...
Askarigu waa Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka uu Wadan leeyahay
Salaan kadib , Bushoyinka Afsomaliga ku hadla markay doonayaan in ay cid ay wax ku diidan yihiin dhaliilaan waa wax iska Caadi ah in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

