HomeAskarigu waa Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka uu Wadan leeyahay

Askarigu waa Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka uu Wadan leeyahay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Salaan kadib , Bushoyinka Afsomaliga ku hadla  markay doonayaan in ay  cid ay  wax ku diidan yihiin dhaliilaan waa wax iska Caadi ah in ay Raad sadaan Salaan  ama wax  kale oo ay sii fuulaan si ay  Taageero ugu helaan waxa ay sheegayaan taas  oo     inta badan sababta  in  ay ku xadgudbaan SHarafta iyo Karaamada Cid kale.

Hadii aan u gonad dego Ujeedada aan Maanta Qalinka u qaatay ,Dalkena JSL  in badan waxaa  dhegahayga  ku sodhacaysa   ASKARI Dalka ma xukumi karo ,  Askari Dalka laguma  Aaminikaro  ,  lkn waa in aynu  isxasuusinaa    in  Cibaadada Alle oo aan si bilaa cabsi ah ugudano ,  Hurdada Habenkii oo aan si bilaa cabsi ah u seexano , Ganacsigeena oo aan si bilaa Cabsi ah uganacsano , Caruurteena oo waxbarashada  si  xor ah  oo aan Cabsi yi ku jirin wax u barata , isusocodka Bulshadena  iyo Adigoo  halkaad doonto degi kara ama seexan kara.

 

Dhammaan inta aan sheegay iyo inkale oo kabadaniba  waxay ku dhisan yihiin Illaahay Amarkii ASKARIGA Isagoo nolol Raaxo leh ku noolaan karayey , isaga oo Noloshaada oo kale ku nolaan karayey intaas oo dhan intuu iskagatagay  , Waalidiintiisii iskaga tagay , Caruurtiisii iyo Xaaskiisii uu Jeclaa iskaga tagay  oo kadoor biday in uu Milicda   iyo  Dabaysha Taagnaado  , kadoor  biday in uu DHaxanta Habeenkii sojeedo ,  ka doorbiday in uu Xabada Laabta u dhigto .

Hadaba Akhristaha SHarafta lehaw  waxaad  iswaydiisaa Suaalahan  :

  1. Adigoo ka shidaal qaadanaya Arimhaa aynu kor ku soosheegnay ,  Askariga    ma masuuliyad gooniya ayaa Dalka kasaaran ? mise waxaa jira Xoog kale oo ku qasbaya in uu  SHaqadan qabto  ?
  2. Ma Askariga yaa jecel in uu shaqadan qabto ?
  3. Ma Askariga ayaa shaqo kaleDalka  kawaayey     ?
  4. Ma  Askariga ayaa  SHaqo kale  ( XIRFAD) aan   aqoon ?
  5. Hadii Askartuba   SHaqada  ay Dalka u hayaan diidaan  maxaa inagu dhacaya  ?

 

Gunta iyo gabagabadii Adigoo dhaliilaya Qof aad mabda,iyan kala aragti duwantihiin  Xuquuq distoriya oo kula mid ahna leh  , mafiicna in aad  Ceeb oga dhigto Beri  buu  Askari   ahaan jiray , Adigoo waliba Iskataagaya dhic kale islamarkaana Taxaya   qodobo Xumaan ah oo SHaraf dil ku ah Rukun kamid ah rukumada Qarranka JSL ku taagan yahay.

 

F/G:   Uma hadlayo Qof gaar ah (SHIQSI)   kaliya waxaan tilmaamay  in  Askarigu  Yahay  Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka   uu Qarranku  leeyahay  , sidaa daraadeed yadoo looga faaiidaynayo cid gaar ah  aan si khaldan lo isticmaalin.

Allaa mahadleh qore : Axmedysin Cabdullahi  Maxamud Baaryare

Burco Somaliland

Email: baaryare2015@gamil.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories