Afhayeenka Madaxtooyada oo Xilkii Kala Wareegay Afhayeenkii Hore
Hargeysa(SLpost)- Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa maanta xilkii ku wareejiyay afhayeenka cusub ee madaxtooyada. Xilwareejintan ayaa ka mid ahayd xilwareejinta guud ee...
Wasiir Cukuse Oo Sheegay Inuu Codkiisa Siinayo Musharaxiinta Isbahaystay, Kana Waramay Sababta uu Wasiiradii Iscasillay uga Hadhay
Hargeysa(SLpost) - Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa shaaciyay inuu codkiisa siin doono musharaxiinta isbahaystay marka la gaadho shirka golaha dhexe ee Kulmiye. Waxa...
Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada oo Maanta lala Kala Wareegay
Hargeys(SLpost)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa saaka si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyay Wasiirka cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi...
MUUQAAL: Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha oo Xilkii Wareejiyay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii Hore ee wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Axmed Cabdi Kaahin (Casood) ayaa xilkii uu dhawaan iska casillay ee wasaaraddaas ku Wareejiyey wasiirka cusub...
Wasiirka Beeraha oo isku Shaandhayn ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradiisa
Hargaysa(SLpost)Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey Agaasime waaxeedyada Wasaaaradda Beeraha. Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka...
DEGDEG: Diyaarad ku Dhacday South Sudan oo ay Dad ku Dhinteen
Diyaar nooca xamuulka qaadda oo uu Ruushka sameeyay ayaa burburtay waxyar un kaddib markii ay ka duushay gagida diyaaradaha ee caasimadda South Sudan ee...
Shirweynaha Sideedaad ee Deegaanka Geeska Afrika oo Hargeysa ka Furmay
Hargeysa(SLpost)– Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somalialnd Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci ayaa maanta furay shirweynaha sideedaad ee ilaalinta deegaanka Geeska Afrika oo sanadkasta lagu qabto...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

