HomeSOOMAALIYA: Hudheelada Muqdisho oo Amar Amniga ku Saabsan Lagu Soo Rogay

SOOMAALIYA: Hudheelada Muqdisho oo Amar Amniga ku Saabsan Lagu Soo Rogay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdishu(SLpost)-Hay’adda Nabadsugida Somaliya ayaa amarro cusub oo dhinaca amniga ah dul-dhigtay hoteellada Muqdisho, kaddib kulan madaxda hay’addaha ammaanka iyo mulkiilayaasha hoteellada ku dhex maray xarunta NISA ee Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa; wasiirka amniga gudaha, C/risaaq Cumar Maxamed iyo agaasimaha nabadsugida Qaranka, Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur Yare, saraakiisha amniga iyo mulkiilayaasha hoteellada Muqdisho.

Markii kulanku soo dhammaaday ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ku saabsanaa amarro cusub oo amniga hoteellada lagu sugayo, kaddib markii uu kordhay weerarada Al-shabaab muddooyinkii u dambeeyay la beegsaneysay hoteellada Muqdisho.

Haddaba; amarrada kasoo baxay hay’adda NISA ayaa sidan ah:

  1. Hoteel walba waa inuu Sameeyaa Labo Kontorool Baaxadda u dhaxaysa Kontoroolka Koowaad iyo kan Labaad oo ah Albaabka laga soo galayo,waa in uu yahay Masaafo dhan 100 Mitir.
  2. Waa in Hoteel walba uu sugaa Amniga 200 oo Mitir oo isku Wareeg ah oo ku Hareereysan Hoteelka.
  3. Dadka Degaya Hoteelka waa in laga hayaa Koobi Baasaboor Ama Aqoonsi u dhigma.
  4. Qof kasta oo soo booqanaya Muwaadin degan Hoteelka waa in laga Qoraa Qofka uu soo booqanayo,Qofkasta oo ka soo Shaahenaya Hoteelka ama u soo sheeko Doonanaya waa in laga diiwaan galiyaa ID CARD uu wato Ama Magaciisa la qoro.
  5. Shaqaalaha Hoteelka ka shaqeynaya waa in laga Diiwaan Galiyaa Xarunta NISA ee Degmada uu ku yaal Hoteelkaas,lana mariyaa Baadhitaan Amni Shaqaale walba,waxii Caawin ah oo ay u baahdaana waxaa ay la soo Xadhiidhi karaan Hay’addaha Amniga.
  6. Hoteel waliba Amniga Muwaadiniinta degan waxaa lagala Xisaabtami doonaa Mulkilaha Hoteelka.
  7. Hoteel Walba waa inuu leeyhay Qalabka Casrigaa ee Gaadiidka iyo Dadka.

Ugu dambeyn, waxaa lagu amray hoteelkii buuxin waaya sharuudaha kor ku xusan inaanu shaqayn doonin.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories