Guushu Waa Midnimo: Xisbinimadaa ka Weyn Musharaxnimada
Garaadkaygu waa dhaafsan yahay , xaajo goboleede Dareenkaygu gooddiga sibuu , ii gilgilayaaye Guhaad iyo canaan buu hiyigu, ii gab-leeyahaye Inta garasho ii meel la’dahay , tayda...
Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye oo Kullan ay ku Xoojinayaan Diidmadooda Shirka Berri Furmaya Ku Qabsaday Hargeysa
Hargeysa(SLpost) - Musharaxiinta isbahaystay ee kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Xildhibaan Kijaandhe iyo Cabdicasiis Samaale, ayaa kulan qado sharaf ah ku leh hotelka Guuleed...
Wasiir Cukuse oo Ka Waramay Sooyaalka Saxaafadda iyo Suxufigii Hirgaliyey Warbaahinta Madaxa-banaan
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka hadlay munaasibad loo sameeyay xuska Maalinta saxaafadda Somaliland oo Hargeysa...
Dadweyne Dhigay Mudaharaad Salmi ah oo ay Kaga Cabanayaan Maamulka Xarrunta Agoomaha ee Kuwayt Ka Hirgalisay Hargeysa
Hargeysa(SLpost) – Mudaharaad salmi ah oo ay maanta dhigeen dadweynaha danyara ah ee degga berriga magaalada Hargeysa ilaa deegaanka Haleeya ayaa waxa ay kaga...
Jahowareerkii Odayga Iyagaa ka dambeeyey!
Cali Xoriyo: Helo…….; Eddo , Alxamdu-lillaah, maalintii dhaweyd ee madaxweynuhu hadlaayey aad iyo aad baan ugu farxay , waayo , isaga oo aan sidan...
SOOMAALIYA: Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland oo Doortay Guddoomiye
Garoowe(SLpost)-Xildhibaanada Baarlamaanka maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta doortay gudoomiye cusub oo badali doona gudoomiyihii hore ee ay xilka ka qaadeen. Kulan ay maanta magaalada Garoowe ku...
Musharax Indho-Indho oo Sheegay in uu Hambalyeynayo Haddii Lagaga Guulaysto Xilka uu u Tartamayo
Hargeysa (SLpost) – Musharraxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga Kulmiye Md Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho), ayaa shaaciyey inuu Hambalyeyn Haddii lagaga Guulaysto Kursiga Madaxweyne-ku-xigeen ee uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

