HomeDadweyne Dhigay Mudaharaad Salmi ah oo ay Kaga Cabanayaan Maamulka Xarrunta Agoomaha...

Dadweyne Dhigay Mudaharaad Salmi ah oo ay Kaga Cabanayaan Maamulka Xarrunta Agoomaha ee Kuwayt Ka Hirgalisay Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost) – Mudaharaad salmi ah oo ay maanta dhigeen dadweynaha danyara ah ee degga berriga magaalada Hargeysa ilaa deegaanka Haleeya ayaa waxa ay kaga cabanayeen dugsiga agoomaha ee ay Kuwayt ka hirgalisay magaalada Hargeysa iyada oo ay sheegeen in sida ku qoran ama dadka loo sheego ah in aannu bilaash ahayn ee laga qaado lacag aad u qaali a arday kastaba.

 

Dhaliillo ku saabsan musuqmaasuq waxbarasho ayuu wajahayaa dugsiga aggoomaha ee dawladda Kuwait ka hirgalisay duleedka bari ee Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa laba goor oo kala dambeeyay xadhiga ka jaray qaybta hablaha iyo qaybta wiilasha ee xarunta waxbarasho ee aggoomaha ee bariga Hargeysa.

 

Dadweynahan oo aad u tiro badnaa ayaa mudaharaadkan salmiga ee ay ku qabteen duleedka xaruntaasi waxbarasho waxay ku sheegeen in dugsigaasi yahay mid si gaar ah lacag looga qaado dadka dhiganaya, islamarkaana aanu waafaqsanayn ujeedka loo aasaasay ee ah taakulaynta agoomaha.

 

Dadweynaha ayaa sheegaya in ilmaha yar ee dugsigaasi dhiganaya laga qaado konton dollar, islamarkaana aanay suuro gal ahayn dadka danyarta ahi halkaasi wax ka bartaan. Waxay ku doodeen inay tahay xarun ay dadka lacagta lihi wax ku baran karaan.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories