HomeJahowareerkii Odayga Iyagaa ka dambeeyey!‏

Jahowareerkii Odayga Iyagaa ka dambeeyey!‏

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Cali Xoriyo:   Helo…….;  Eddo ,  Alxamdu-lillaah,  maalintii dhaweyd ee madaxweynuhu hadlaayey aad   iyo aad baan ugu farxay ,  waayo ,  isaga oo aan sidan warqadii yarayd ayaa waxa uu u qudbadaynayey sidii baryo baryo………!

Marwo Khadija:       Eddo, Cali aad baad u mahadsan tahay sidaad wax walba ula socoto ee aad noola soo hadlayso way fiican tahay,  Eddo Odaygiiba waa la dawakhiyeyn oo  raxantan madaxtooyada ka dareertay ayaa jahawareerisay  oo mid baa odhan jiray warqada ka eego , midkale ayaa odhanaya dusha hakasii xafido ee seddex layn usii dhiga. Mid seddexaad ayaa odhanaya laba layn  FAR-WAAWEYN halooga sii dhigo…………

Cali Xoriyo:  Eddo , Hello……, Helloooo, maad I maqlaysaa ,  eddo…, sidaasi waa wareer e ujeedadoodu maxay ahayd? Illeen waakan haddaba billaa warqad ku qudbadeynayea e .

Marwo Khadiija:  Eddo cali,  shaki wayn ayaan qabay in badana ma hadashaa ayaan is odhan jiray.  Calashaan dhibaatada ay ku hayaan , markii hore waxaan moodi jiray inay nasteex u yihiin madaxwynaha balse ……………..

Cali Xoriyo:  Eddo…. , waxaan kuu sheegayaa Raxantaa iscasishay 5 taa sanno waxay ahaayeen kudlad isku xidhan , dagaal ayay ku jireen, oo ay kula jireen Mujaahidka Hormoodka u ah Xisbiga , si ay taasi ugu hirgasho waa inay hogaaminta Qasriga gacanta ku dhigaan oo ay Madaxweynaha ASQO ka dhigaan.

Marwo Khadiija:  Laba nin ayaa Odayga dawakhin jiray waa Owgaab iyo Dilla .

Cali Xoriyo:  Labadaa aad sheegtay waxay waliba usii dheereyd inay ahaayeen labada shakhsi ee ugu neceb gudoomiyaha kulmiye.

Marwo Khadiija:  Eddo; cali illaahay ayaa naga dulqaaday sidaa hanagu dhaafaan ;  UCID ha isku shubaan kolay Wadani aqbali maayo e.

Cali Xoriyo:  Eddo , Khadija waxaa jira kooxo qoladan ay isku xidhnaayeen xulafona ay ahaayeen dagaalka shantaa sano ay kusoo wada jireen  kuwaas oo madax ka ah qaar kamid ah hayadaha madaxa banana balse aan iyagu is casilin.  Mid aan islahaa ka hadhi maayo kooxdaa iscasishay oo aan isha ku hayay oo aan sugaayey marka uu iscasilo in aan bedelo. Nacayb shiyihiisa uu u qabo gudoomiyahana uu aad u fogaa … Kuwaas maxaad umalayn eddo inay uga hadheen ……….!

Marwo Khadiija:  Eddo; waxaan filayaa kolay waa BASAASIIN ay inagaga dhex tageen waynu u jahayn , inagaana ka daba gayn , horta Shirku ha ina dhaafo maalin ayaa inaga xigto e .

 

Cabdirasaaq Askar

Halsan Media

Hargeysa /Somaliland

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories