Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Hargeysa ka Furmay iyo Shir-guddoonka oo La Ansixiyey
Hargeysa(SLpost)-Waxa Saaka Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furmay shirkii 5aad ee golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa ka soo qaybgalay ku dhawaad 375...
Golaha Dhexe ee Kulmiye: Kala Doorashada Somaaliland iyo Reeroland
Golaha dhexe ee Kulmiye ayaa la filayaa saaka 10/11 inuu u fadhiisto go’aaminta masiirkii xisbiga, kii qaranka iyo kii ummadda. Sida la sheegay ,golahu...
Hargaysa: Ciidamada Amaanka oo Shirka Kulmiye Dartii Heegan loo Galiyay
Fariinta Wasiirka arimaha gudaha iyo Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland. Hargaysa(SLpost)-Iyadoo filayo in berri subaxa uu Hargaysa ka furmo shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa caawa...
Loolanka u Dhexeeya Saylici iyo Xaglo-toosiye Oo Sii Kululaanaya Iyo Shirkii oo saacaddo Ka Hadhsan Yihiin
Hargaysa(SLpost)-Waxaa gabo-gabo ku dhow qaban-qaabadii shirka 5-aad golaha dhexe ee xisbiga kulmiye, waxaana soo shaac-baxaya loolanka adag ee ka dhex jira musharraxiinta, iyadoo ay...
Dawladda Soomaaliya oo Amar ku Bixisay in la Xidho illaa 35-Website
Muqdishu(SLpost)-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud Ee Soomaaliya ayaa lagu amray wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiintu in ay xidho 35 Website oo afka...
BOORAME: Dhallinyaro Taageertay Musharax Saleebaan Xaglotoosiye
Hargeysa(SLpost) - Dhallinyaro shir jaraa’id ku qabatay magaalada Boorama, ayaa taageero u muujiyay musharaxa madaxweyne xigeenka Kulmiye Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo u...
Golaha Wakiiladu Ma Yahay Gole ka soo Baxay Hawlihi Qaranimo ee Loo Igmaday?
Golaha Wakiiladu Ma Yahay Gole Ka Soo Baxay Hawlihi Qaranimo Ee Loo Igmaday, ISLA MARKAANA MA JIRAAN WAX DHAXAL GALA OO AY KA TAGAYAAN MUDADII...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

