HomeShirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Hargeysa ka Furmay iyo Shir-guddoonka oo...

Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Hargeysa ka Furmay iyo Shir-guddoonka oo La Ansixiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

 

Hargeysa(SLpost)-Waxa Saaka Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furmay shirkii 5aad ee golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa ka soo qaybgalay ku dhawaad 375 xubnood oo golaha dhexe e ah. Waxa kale oo ka soo qaybgalay hogaanka xisbiga Kulmiye, walaw ay madasha iyo shirkaba ka maqan yihiin oo ay qaadaceen garabkii isbahaysiga musharixiinta Maxamed Biixi, Cabdicasiis Samaale iyo Axmed Kijaandhe iyo waliba wasiiradii iska dhawaan iska casillay xukuumadda Kulmiye oo iyagu taabacsan garabkan maanta shirka dibadda ka ah.

Kulmiye1 Kulmiye2

 

 

 

 

 

 

 

Waxa hadda la Ansxiyey Shir-guddoonka Golaha Dhexe oo uu guddoomiye u noqon doono Jaamac Shabeel, Guddoomiye-ku-xigeenka Maxamuud Jaamac Waxdad iyo Xogyahaha Xisbiga.

Waxa ogolaaday 338 xubnood, waxaana diiday 19. waxaana ka aamusay 18 xubnood.

Jaamac ShabeellGuddoomiyaha Golaha Dhexe ee Jaamac Shabeel waxa uu ballanqaaday in xilkaas si fiican u gudan doono, waxaannu furay shirkii 5aad ee xisbiga, iyadoo la ansixinaayo hadda ajendeha shirka oo ay soo jeedin doonaan.

 

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa isaguna shirka ka dhex caddeeyay in uu iskii uga tanaasullay musharaxnimada madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories