Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Muuse Biixi Muxuu Ka Yidhi Madashii Lagu Doortay?

    Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ahaa u tartamayey musharaxa madaxweyne ee Xisbiga ayaa waxa shirka golaha dhexe ee saaka Hargeysa ka...

Hay’ad Caalami ah oo ku Baaqday in Ruushka Laga Joojiyo Ciyaaraha Fudud

  Moscow(SLpost)-Hay’ada caalamiga ah ee ka hortaga dawooyinka jidhka xoojiya ayaa ku baaqday in Ruushka laga mamnuuco tartamada ciyaaraha fudud, kaddib markii ay soo baxday...

Maxaa Ka Dambeeya Geeri ?

  Hebel ama heblaayo way geeriyootay/ wuu geeriyooday/way dhimatay/ wuu dhintay/way xijaabatay/ wuu xijaabtay. Maxaa ka dambeeya  dhimasho ama geeri aakhiro? Waxa ka dambeeya xisaab. Qof...

Wasiir Xaglotoosiye oo Hambalyeeyay Dhiggiisii uu la Tartamayey, Sheegayna in Khaladaad ku Jiray Nidaamka Doorashada ee Xisbiga

  Hargeysa(SLpost)-Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, waxaa ogolaaday inuu musharaxa madaxweyne xigeen ee Kulmiye noqdo 114  xubnood. Halka 230 Xubnood ogolaadeen Musharaxa Sayici, oo sidaa kaga...

Cukuse oo Si Ragganimo Leh Uga Dhabeeyay Balankii Uu Qaaday, Una Coddeeyay in aannu Muuse Noqon Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxa uu hore u sheegay in uu taageersan yahay saaxiibadiisii iscasillay iyo garabka isbahasga musharixiinta ee...

Cabdiraxmaan Saylici oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne-xigeen ee Kulmiye Iyo Xaglatoosiye oo Tartan adagi Dhex Maray

  Hargeysa(SLpost):-shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye  oo haatan si toos ah uga socda magaalada Hargeysa ayaa mar kale loogu codeeyey musharaxa madaxweyne ku xigeen...

DEG-DEG: Muuse Biixi oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye

    Hargeysa(SLpost):-Shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Hargeysa ayaa lagu doortay musharaxa madaxweynaha ee xisbigaasi. Xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img