Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

“Haddii Tayada Xisbiyadu Sidan sii ahaato Dawlad Wanaagsani Dhismi Mayso” Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax

Hargaysa(SLpost)-Madaxweyne xigeenkii Somaliland ee xilligii Madaxweyne Cigaal, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa sheegay in tabashadii bulshada Awdal wali tahay mid taagan oo aan waxba...

Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Turkiga Dib u Dhisayaa Maannu ahayn Ciidankii Xasuuqay Dadka Reer Somaliland?

    "Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Turkigu Dhisayo maanu ahayn Ciidankii ku xusnaa Warbixintii Hay'adaha Xuquuqda Aadanaha ee la magac baxday "A Government at War with...

Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in uu Iscasillayo Haddii la Keeno Caddayn Sheegaysa in Dalkiisu Shidaal ka Iibsado Daacish

    SLpost- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu xilka iska casilo haddii caddeymo ay keenaan Ruushka...

UGANDA: Musuqmaasuqa oo Xadhkaha Goostay

SLpost- Wasiirka Anshaxa dalka Uganda, Simon Lokodo ayaa sheegay in meel sare uu dalka Uganda ka marayo musuq-maasuqa, isagoo sheegay inuu hala-keeyay xukuumadda iyo...

Kaalintee buu Madaxweyne Siilaanyo kaga Jiraa Liiska Madaxweynayaasha ugu Da’da Weyn Qaaradda Afrika?

Hargeysa(SLpost)-Toddobaadkan waxa ay qaar ka mid ah warbaahinta qaaradda Afrika baahisay magacyada 10-ka madaxweyne ee ugu da’ weyn qaaradda Afrika ee haddana hoggaaminta dalalkooda...

Muwaadin Reer Somaliland ah oo Ganafka ku Dhuftay in uu Noqdo Wasiir uu Cali Khaliifka Khaatumo u Magacaabay

Hargeysa(SLpost)-Iidle Dubad Muuse oo ah muwaadin reer Somaliland ah oo ka soo jeeda gobalka Sool, ayaa beeniyay xil uu dhawaan u magacaabay hoggaamiyaha Khaatumo...

Bah Dhako-Xun iyo Bah Mijo-Xun

Waa laba reer oo ku wada dhaqan Geeska Afrika. Labadan reer la mid ma aha noolaha kale ee uu Ilaahay dhulkiisa ku uumay. Maya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img