Dhibaatada Manhajka Qarsooni ku Keeno Hab-Dhaqanka Caruurta!
Manhajka ay caruurtu ama ardaydu ku dhigtaan iskuuladu waa labo qaybood. Qayb habaysan oo ka kooban khibrad la ururiyay islamarkaana qoran oo ardaygu uu...
Kullan Ku Saabsan Ilaalinta iyo Tayeynta Caafimaadka Xoolaha oo lagu Qabtay Hargeysa
Kullan wasaaradda xanaanada xooluhu ku wacyigelinaysay dadweynaha kala duwan ee xoolaha ka ganacsada oo ku saabsan sidii caafimaadka xoolaha loo ilaalin lahaa ayaa maanta...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Hadlay Sababta Xadhiga Laba Suxufi oo Hargeysa ku Xidhan
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ka hadlay xadhiga laba suxufi oo maalintii labaad ku xidhan magaalada Hargaysa. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland ayaa...
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Kormeer Madax-taabasho ah ka Bilawday Qaar ka mid ah Wasaaraddaha
Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Hayadda shaqaalaha dawladda Somaliland Prof. Maxamed Mixille Boqore ayaa maanta soo kormeeray 9 wasaaradood oo ka mid ah Ha’yadaha dawladda, kuwaasi oo...
Khasaare ka Dhashay Hawlgal Mala-awaal ah oo Lagu Eegayay Sida Ardayda Jaamacad Ku Taal Kenya Uga Falcelin Lahaayeen Weerarrada Argagixiso
Nairobi(SLpost) -Qof ka mid ahaa howl-wadeenada Jaamacadda Strathmore ayaa ku geeriyooday in ka badan labaatan Ardayna wey ku dhaawacmeen, halka tiro kalena argagax qaadeen...
“Waxaanu Diiwaangelinnay 20 Wariye oo Sannadkan lagu Xidhay Somaliland” Xarrunta Xuquuqal Insaanka
Hargeysa(SLpost)-Xarrunta Xuquuqal Insaanku waxay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso Cabdirashiid Nuur Wacays iyo Siciid Khadar Cabdilaahi oo lagu xidhay Hargeysa...
Maalinta AIDSka Adduunka oo Hargeysa Lagu Xusay iyo Madaxweynaha oo Bulshadda ugu Bushaareeyay in Cudurkani Hoos u Dhacay
Hargeysa(SLpost)-Sannad kasta Kowda Bisha December, waxa Dunida oo dhan laga xusaa Maalinta La Dagaallanka Xanuunka HIV/AIDS-ka. Sidoo kale, Bulshada Caalamku waxay xog-waraysi iyo wada-tashiba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

