HomeMadaxweynaha Turkiga oo Sheegay in uu Iscasillayo Haddii la Keeno Caddayn Sheegaysa...

Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in uu Iscasillayo Haddii la Keeno Caddayn Sheegaysa in Dalkiisu Shidaal ka Iibsado Daacish

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

SLpost- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu xilka iska casilo haddii caddeymo ay keenaan Ruushka ku eedeynaya in Turkigu shidaal ka gato ururka ISIL.

 

Hadalka Erdogan ayaa yimid kadib markii Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu sheegay in Turkigu u soo ridey diyaaradoodi si ay u ilaaliyaan waddooyinka ay u soo marto Saliida ka timaada ISIL.

 

Turkiga ayaa marar badan eedeyntaas ku tilmaamey mid aan la aqbali karin

“Waxaan halkan ka sheegayaa arrin aad u adag”, haddii la keeno caddeymo, ma jirto sabab aan xafiiska u joogo, Waxaanse weydiinayaa Putin in uu sidaas oo kale yeeli karo”  ayuu yidhi Erdogan, isaga oo ku sugan magaalada Paris ee dalka faransiiska.

 

Erdogan ayaa sheegay in loo baahan yahay dulqaad oo aan caadifad iyo dareen lagu dhaqmin.

 

Ruushka ayaa doonaya in Turkigu raaligelin ka bixiyo diyaaradii ay ku soo rideen Yamadi, Galbeedka dalka Siiriya kadib markii ay ku eedeeyeen in ay soo gashey hawadooda isla markaana ay u digeen muddo 10 daqiiqo ah.

 

Turkiga ayaa sheegay inaanay sinaba raali gelin uga bixineyn dhacdadaas, oo ay ahayd mid ay isku difaacayeen sida u sheegay raysalwasaaraha Turkigu.

 

Xidhiidhka labada dal ayaa sii xumaadey, waxaana Ruushku ku soo rogey Turkiga cuna-qabateyn.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories