“Cali Khaliif Waa Nin Somalilander ah ee Waxaan Leeyahay…”La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada Bari
Hargeysa(SLpost)-La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee nabadeynta Gobollada Bari Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, oo uu dhalay mid kamida hogaamiyeyaasha Dhaqanka ee ugu caansan gobollada bari,...
Wasiirkii Hore ee Kaluumaysiga oo ka Hadlay Dhibaatooyinka Hortaagan Somaliland iyo Siyaabaha Looga Bixi Karo
Hargeysa(SLpost) - Wasiirkii hore ee kalluumaysiga, khayraadka badaha iyo maamula dekadaha jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, ayaa ka hadlay dhibbaatooyinka dhaqan, dhaqaale ee...
Dahabshiil oo soo Bandhigtay Guulaha laga Gaadhay Barmaamijka MicroDahab ee Kobcinta Ganacsiyada Yaryar oo Sannad Jirsaday
Hargeysa(SLpost)-Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa soo bandhigtay guulaha laga gaadhay barmaamijka MicroDahab ee kobcinta ganacsiyada yaryar, kaas oo muddo sannad ah oo uu shaqaynayey horumar...
Madaxweynaha oo Warbixin La Xisaabtan ah ka Dhagaystay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta
Hargaysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo wuxuu Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka. Madaxweyne Axmed Siilanyo isagoo...
Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya oo Ka Jawaabay Eeddo loo Soo Jeediyay, Sheegayna in aan Deeqaha Waxbarasho lagu Qaybin Qaab Beelaysan
. Hargeysa (SLpost) Safiirka Somaliland u fadhiya Itoobiya Ambassador Maxamuud Aadan Jaamac (Galaal), ayaa ku dooday inaanay waxba ka jirin eedaymo ka soo yeedhay dugsiyada...
Somaliland oo ka Hadashay Sababta Hawada looga Saaray Idaacadda VOA
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay sababaha keenay inay hawada somaliland ka saaraan guud ahaanba baahinihii kala duwanaa ee idaacadda...
Wasiirka Waxbarashada oo Maamulka Jaamacaddaha Kula Dardaarmay in Waxbarashada Laga Daayo Baayac-mushtaraynta
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Md Cabdillaahi Aadan Habbane ayaa ka hadlay tayadda waxbarashada Tacliinta sare iyo 18 sanno kadib halka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

