‘Waa Lagu Tartamayaa Musharaxnimada Xisbiga, Meel Ay ku Qoran tahay Cid Bay u Xidhan Tahayna ma Jirto” Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(SLpost)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu xaq u leeyahay inuu u tartamo musharaxnimada xisbiga Ucid. Waxa...
Wasiir Cukuse oo Xisbiyeeyay Warbixintii Guddida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranku Soo Saareen
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse, ayaa ka hadlay warbixin ay maanta soo saareen gudida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka, warbixintaas oo ka waramaysay...
Obama oo Difaacay Talaabaddii Turkigu Ku soo Riday Diyaaradda Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa difaacay tallaabadii dowladda Turkiga ay kusoo rideen shalay mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka, xilli madxweynaha Ruushka Putin...
Guddida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka oo Soo Bandhigay Warbixin ku Saabsan Gudashada Waajibaadka Shaqo ee Hay’addaha Dawladda
Hargeysa(SLpost)- Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay magaalada Hargeysa waxay ku soo bandhigeen warbixin ku...
Seven Somali Women Making a Difference
There are many strong, capable women in Somalia. Dr. Hawa Abdi, Deqo Mohamed, Amina Mohamed, Edna Adan, Ilwad Elman, Fartuun Adan, and Fatima Jibrell...
AL-SHABAAB oo Sheegtay Cid Kasta oo Midnimadooda Waxyeelaysa in ay iska Celin Doonaan
Muqdishu(SLpost)-Hoggaamiyaha ururka Alshabaab uga masuulka ah gobolada Shabeellada Hoose, Sheekh Maxamed Abu-Cabdalla oo hadlay ayaa ururka Al shabaab ugu baaqay inay ilaaliyaan midnimada ururkooda,...
“Si Khaldan ayaa Hadalkayga loo Dhigay” Suldaan Xiiray
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka salaadiintii Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa sheegay in la marin habaabiyay ujeedada hadal uu ka yidhi wada hadalada Somaliland iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

