Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Siyaasadda iyo Salaadiinta Casriga ah

    Markii Ingiriisku dalka yimid wuxuu wada xaajood la yeeshay Salaadiinta Soomaalilaan wuxuu markiib u bilaabay inuu siiyo mushar badan, si aanay Beelahoodu ugu kicin...

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2016

Hargeysa(SLpost)-Golaha wasiirrada Somaliland ayaa ansixiyay odoroska miisaaniyadda qaranka ee 2016ka. Kulan uu hoggaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa lagu lafa gurey odoroskaasi, waxaana ansixiyay...

“Faysal haduu u baahan yahay Aayadda Qur’aanka ah ee ka mamnuucaysa inuu markan isa soo sharaxaa way jirtaa ee miyaanu Qur’aanka aqoonin”

Hargeysa (SLpost) - Iyadoo muddooyinkii u dambeeyay uu jiray khilaaf cakiran oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga Ucid iyo musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen, sidoo...

Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UCID

Hargaysa(SLpost)-Murrashaxa madxwayne nimo ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga mucaaridka ah ee Madaxwaynenimo ee loolanka Murrashaxnimo. Jamaal Cali Xuseen oo...

Maxaa u sabab ah khilaafka soo noqnoqday ee xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland?- CPA

Hordhac Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed...

Sidee Ayaad u Guulaysan Kartaa?

  Waa maqaal gaaban oo ku tusaya guusha hortaada taala: Waxaad Leedahay Doorasho Kuwajahan Naftaada. Hadaa doorato inaad guuleysato Go aansato hadafkaaga oo aad balan qaadid...

Dr. Sacad Cali Shire oo Ka Waramay Safarka uu ku Joogo Jabuuti iyo Booqashadiisa Safaaradda Somaliland ku Leedahay Dalkaas

  Djibouti(SLpost)-Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire oo uu wehelinayo wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse oo safar shaqo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img