Home“Si Khaldan ayaa Hadalkayga loo Dhigay” Suldaan Xiiray

“Si Khaldan ayaa Hadalkayga loo Dhigay” Suldaan Xiiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka salaadiintii  Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa sheegay in la marin habaabiyay ujeedada  hadal uu ka yidhi wada hadalada Somaliland iyo Somalia ee ka dhici doona Turkiga.

Suldaan Xiiray oo shalay u waramayay Saxaafadda, ayaa waxa uu sheegay in qaranimadda Somaliland tahay lama taabtaan, waxaana uu carabka ku dhuftay in aanay  jirin  meel uu kaga hor yimi qarannimada iyo jiritaanka Somaliland.

“Waxaan doonayaa in aan laba kalmadood ka idhaahdo si khaldan oo loo turjumay hadal aan idhi, waxa aan idiin caddaynayaa qarankan iyo dalkan in loo soo dhintay oo loo soo dhaawacmay, afar iyo labaatan sannadood ayaan jirnay waana lama taabtaan. Si khaldan ayaa hadalkayga loo dhigay, oo loo bedalay waxaa  aanu ka hadlaynaa haddii aanu nahay madaxdhaqameedka qaranka doorkayaga in aanu ka qaadano wada hadalada Somaliland iyo Somalia inta la badalay waa  intaas qaran aan ka hor imina ma jirto,”ayuu doodiisa ku sababeeyay Suldaan Xiiray.

Suldaanku waxa kale oo uu sheegay in aanu ahayn salaadiintii Xamar tagi jirtay waxaana uu yidhi “Salaadiintii Xamar tagi jirtayna ma ihi ragii Xamar tagi jirayna waa la yaqaanaa, annagu marka horeba wax aanu raali ka ahayn in la xidho wada hadalada. La ii  tuhmi maayo qarankan in aan waxyeelo aniga iyo deegaankaan aan ka soo jeedaaba.”

Suldaan Xiiray waxa kale oo uu beeniyay warar ay qoreen qaar ka mida warbaahinta dalku, kuwaasi oo lagu sheegay in la xidhay oo xabsiga oo taxaabay, waxaana uu yidhi “Anigu wax xadhiga ma maqal la Iimana iman.  laakiin jaraa’idka ayuun baan ku arkayay.”

Salaadiinta kale ee dalka iyo xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay hadalka Suldaan sheegayo in la qaloociyey, iyaga oo sheegay in aannay haba yaraatee salaadiintu wax door ah ku lahayn wada hadalada labada dal.

Somalilandpost.net

Hargeysa Officer

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories