HomeAL-SHABAAB oo Sheegtay Cid Kasta oo Midnimadooda Waxyeelaysa in ay iska Celin...

AL-SHABAAB oo Sheegtay Cid Kasta oo Midnimadooda Waxyeelaysa in ay iska Celin Doonaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdishu(SLpost)-Hoggaamiyaha ururka Alshabaab uga masuulka ah gobolada Shabeellada Hoose, Sheekh Maxamed Abu-Cabdalla oo hadlay ayaa  ururka Al shabaab ugu baaqay inay ilaaliyaan midnimada ururkooda, isagoo sheegay inay iska qaban doonaan cid kasta oo isku dayda inay kala furfurto ururka Al shabab.

Guddoomiyahan Shabeellada Hoose uga masuulka ah ururka Al shabaab Sheekh Abu-Cabdalla ayaa hadalkan ka sheegay goob lagaga hadlayay isku xidhnaanta Al shabaab iyo midnimadooda.

“Cid kasta oo ku xad-gudubta midnimadeenna amma doonaysa inay Al-shabaab dhexdeeda buuq ka furan hal  baan ka nahay, waynu iska celin doonaa. Arintaasna waa go’aan cad oo Al-shabaab ay gaadhay”ayuu yidhi Sh.Abu-Cabdalla.

Guddoomiyahan ayaa sheegay in ururka AL Shabaab yahay mid isku duuban oo isku xidhan,taasi oo aan ogolaan doonin cid kala furfurta.

“Maanta ciddii lasoo is-taagta oo yidhaahda anigu meel kale ayaan ka tirsanahay, meeshaad ka tirsan tahay tag ,annigu calan kale ayaan wataa iyo wixii la mid ah ma aqbali doono. Jabhad kale ayaan ka tirsanahay ma aha mid halkan (Somaliya)  ka shaqaynaysa.”ayuu yidhi Abu-Cabdalla.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale sheegay in la iska hor-leexin doono ruux waliba oo ka horyimaada safka mujaahidiinta, isla markaana doonaya inuu kala jabiyo Xarakada Al-shabaab, wuxuu doono ha noqdee.

Dhawaan ayay xubno ka tirsan ururka Al shabaab sheegeen inay ku biirayaan ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Siiriya iyo Ciraaq,kadibna la sheegay inay qaar badan madaxda ururka Al shabaab laysay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories