Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Jaamici Jahawareersan!!

  “Jaamicigii is beddel unki lahaa, isaga ayaa la baddelay. Jaamicigii jiho cusub jeexi lahaana, isaga la jahawareershay.”   Haddii la heli lahaa jaamici aan jiifin ee...

Somaliland Waxay u Baahan Tahay Dib-u-Habayn Mug leh iyo Jihayn Cusub

  “Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee...

 “Markaad Madaxweyne Doonayso Xaafaddaada Lagama Bilaabo” Xildhibaan Waabeeye

Hargeysa(SLpost) - “Waxaan warbaahinta ku arkayay guddoomiye Muuse Biixi oo bookhday bacadlaha gobanimo. Gobanimo waa meel la bookhan karo oo ganacsi oo dad wanaagsani...

“ Waxaad Moodaa Salaadiinta iyo Siyaasiguba inay Khalad ka Fahmeen Hawsha ay Umaddoodu u Igmatey” Suldaan Aadan Faarax

  Hargeysa(SLpost) - Suldaan Aadan Faarax Cumar  oo Ka Mida Salaadiinta Waawayn Ee Somaliland oo la hadlay warbaahinta Ayaa si qoto dheer uga hadlay laba...

BOORAME: Maxaa Kala Haysta Gaadiidka Bajaajta iyo Dawladda Hoose?

Boorame(SLpost) - Maayarka degmada Boorama ahna guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmadaas Maxamed Xuseen Maydhane,  ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay cabasho ka dhan ah...

Xulashadeeday Eedday!!!

  Gu’  iyo jiilaal waa u laba mataano ah, hugurka iyo sawraca way wadaagaan soomal haadna waagii guduuta iyo cedceedii soo bidhiiqdaba waa ina daanwayne....

Soomaaliya: Dagaal u Dhexeeya Laba Maamul-goboleed oo Markale ka Bilaabmay Gaalkacayo

Gaalkacayo(SLpost)-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, tiro ka badan shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya maamul-goboleedada Puntland iyo Galmudug...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img