Home“ Waxaad Moodaa Salaadiinta iyo Siyaasiguba inay Khalad ka Fahmeen Hawsha...

“ Waxaad Moodaa Salaadiinta iyo Siyaasiguba inay Khalad ka Fahmeen Hawsha ay Umaddoodu u Igmatey” Suldaan Aadan Faarax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost) – Suldaan Aadan Faarax Cumar  oo Ka Mida Salaadiinta Waawayn Ee Somaliland oo la hadlay warbaahinta Ayaa si qoto dheer uga hadlay laba qolo oo  uu sheegay in ay ay wakhtigan culeys ku hayaan Qaranka.

 

Ugu horayn Suldaan Aadan Faarax waxaa uu dhamaan shacabka Somaliland ku bogaadiyey sida ay dulqaadka ugu leeyihiin Hagardaamooyinka badan ee kasoo gaadhaya Salaadiinta iyo Siyaasiga daneystaha ah, waloo ay jiraan buu yidhi kuwo Dhawrsan Oo Ku Eeg Hawlihii Loo Igmaday Si Fiicana Ugu Dedaala Bulshada, Haybadoodii Dhaqan Iyo Odaynimana Aan Lumin.

 

“Waxay markasta indhahaagu qabanayaan Suldaan Xafiisyada uun hortaagan oo caqabad ku ah hawlihii qaranka iyo kuwii gaarka ahaaba,”  isagoo Suldaan Aadan hadalkiisa sii raaciyey “mar waa siyaasi Suldaanku, marna waxaad moodaa inuu shaqadii Cuqaasha hayo, mararka qaarna waxa uu u dhaqmayaa sidii oo uu maxkamad yahey waxaanu faraha lagalayaa hawlihii dhaxalka, hantidii guud iyo aanooyin shareecada u baahan oo aan Rayi iyo Xeelad u baahneyn, danbina lagu mudanaayo hadii Cadaalada lawaayo,  waxaanad moodaa Salaadiinta iyo Siyaasiguba  inay khalad ka fahmeen, hawsha ay umadoodu u igmatey, kana baaqdeen inay umadooda u jiheeyaan dhanka Horumarka, Cadaaladda, iyo hogaaminta toolmoon ..” Ayuu Yidhi Suldaan Aaadan Faarax

 

Gabo gabadii Suldaanku waxa uu Madaxweynaha iyo dawladda ka codsadey, in Jaziiradda Sacaada-diin la hagaajiyo lagana dhigo Xabsi weyn oo Salaadiinta inta qawlaysatada ah iyo Siyaasiga ka xuub siibtey danihii umaddiisa lagu xidho oo dhaqan celin loogu sameeyo.

 

 

Somalilandpost.net

Hargeysa- Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories