Duufaanta Siyaasadeed ee ku Dhufatay Xisbiyadu Waa Mid Gacani ka Dambayso
Siyaasada dalka ka jira waa mid maraysa meeshii ugu xumayd abid, taas oo wax qabadkii iyo hawlihii shaqo ee dawlada hoos u dhigtay, waxa...
Madaxweynihii Hore ee Somaliland oo ka Hadlay Xaaladda uu Dalku Marayo
Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladu uu dalku marayo, waxaanu si gaar ah uga hadlay wada...
Madaxweynaha oo Kulan La Yeeshay Ergayga Turkigu u soo Magacawday Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet...
Dhakhaatiirta Ajaanibka ah ee aan Haysan Shahaado la Aqoonsan Yahay oo Dalka Laga Mastaafurinayo
Hargeysa (SLpost)- Dhakhaatiirta ajaanibka ah ee aan u dhalan Somaliland ee dalka ka hawl-gala,ayaa loo qabtay ugu dambayn inta ka horraysa 30-ka bishan in ay...
“Waanu ka Codsanay Madaxweynaha Jabuuti inuu ka Odayeeyo Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
Hargeysa(SLpost) - Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay madaxweynaha wadanka Jabuuti ka codsatay inuu dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Somalia. Wada hadalada ayaa dani ugu jirtaa mandaqada...
Dhaxalkii askariga! Qaybtii Saddexaad
Iyada oo aan la kala reebin, ayaan-darrooyinkaas dalka ka dhacday oo dhan waxa mas’uul ka ahaa askarigii talada dalka xoogga ku qabsaday ee Maxamed...
Ceerigaabo: Ardayda Dugsiga Sare ee Xaaji Aadan oo Raalligelin ka Bixiyey Muddaharaad ay Sameeyeen
Ceerigaabo(SLpost)-Ardayda Fasalka Afraad ee Dugsiga Xaaji Aadan ee magaalada Ceerigaabo ayaa guddoomiyaha gobolka Sanaag ka raaligaliyey mudaharaad cabasho ah oo ardayda dugsigani dhawr cisho...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

