Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Ganacsade Ibraahin Dheere

Hargeysa(SLpost) Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Jabuuti ku geeriyooday Maal qabeen Ibraahin Dheere oo laga yaqaanay geeska Africa. Wuxuu dhalasho ahaan ka...

Cali Khaliif oo Isbahaysi la Samaystay Koox Kale oo Nabad-diid ah, Xilal Bilaa Xarrumo ahna Magacaabay

    Hargaysa(SLpost)-Prof. Cali khaliif Galaydh oo ah Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo, ayaa magacaabay Guddiga Wada-xaajoodka Maamulkiisa u qaabbilsan oo shan xubnood ka kooban,...

Ma Xor baad Tahay mise Xayirane?

Adoonsi iyo adoonimo waxey si cad oo aan caad saarneyn u jireen wakhtiyadii hore ee lasoo dhaafay, imika way tirtirmeen oo wax aad odhanaysid...

Bulsho Wada Siyaasi ah!

    Anigoo ogsoon in Xaaladda siyaasadeed ee waddanka ay tahay mid kacsan taasi oo saameyn ku yeelatay qaybaha kala duwan ee bulshada, haddana waxa muuqatana...

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhakhtarka Ku Bookhday Siyaasi Iskeerse

Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Cisbitaalka Hargeysa ku booqday Oday Maxamed Cabdi Iskeerse Oo xaalad caafimaad dhakhtarka loo...

Xarrunta Xuquuqal Insaanka oo Qabatay Kullan lagaga Hadlayey Cabudhinta Saxaafadda Somaliland

  Hargaysa(SLpost)-Xarunta xuquuqal iinsaanka Somaliland ee HRC ayaa qabatay kulan lagaga hadlay cabudhinta saxaafadda Somaliland, iyadoo lagu faahfaahiyay caqabadaha ay keensan karto haddii warbaahinta loo...

Xildhibaan Kijaandhe oo Sheegay in Somaliland ku Noqotay Dariiqii Kalitalisnimada ahaa ee ay Kasoo Dagaalantay

  Hargeysa(SLpost) - Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u tartamayey musharaxnimada madaxweynenimo ee Kulmiye ayaa dhalliilay natiijada shirkii Kulmiye u qabsoomay.  Waxa uu sheegay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img