Cukuse oo Sheegay In Dimuqraadiyad La Isku Doortay Shirkii Kulmiye, Una Jawaabay Samaale
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ayaa faahfaahin dheeraad ah qaabkii uu u dhacay shirkii shannaad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxaana uu ku sheegay in...
Guddoomiyeyaasha Kulmiye iyo Waddani oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Ganacsade Ibraahim Dheere oo maanta Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa ka hadlay geerida ku timi Alle ha u naxariistee...
Dheemmanta Nolosha
Qiimaha uu aadmuhu u yeelay dheemmanta ayaa ka dhigay mid ka qiimo badan dhagaxa. Sidoo kale dhagaxuna maaha mid la qiimo ah dheemmanta, meel...
Afafka Dabar- Go’ay iyo Kuwa Halista ku Jira
Sababaha Keena Dhimashada Afka Xeel-dheerayaasha afafku sababo badan ayey ku sheegaan inuu afku u dhinto, balse waxa jira sababo waaweyn oo keena inay afafku deg-deg...
Fikirkaaga Fogee oo Noqo Mid Hansare leh
Ma xasuusataa inaad dhallaannimadaadii mar uun aad ku fikirtay inaad noqotid Madaxwayne, Doctor, Imaam Engneer, Ganacsade… IWM?. Halkeebuu hamigaagaasi ku dambeeyay?. Dadku hadaf iyo hiigsi way...
Hay’ada IMB oo ka Hadashay Xaaladda Badda Soomaaliya iyo Dhalinyarada Budhcad badeedka ah
Muqdishu(SLpost)-Warbixin ay soo saartay ururka badaha caalamka IMB lagu sheegay in wax weerar budhcad badeednimo ah aanay ka dhicin xeebaha Soomaaliya sanadkan aynu ku...
Suldaan Xukuumadda ugu Baaqay In Sharciga La Horkeeno Masuuliyiintii Ka Dambaysay Amarka Rasaastii Lagu Furay Shacabka Ceerigaabo
Hargeysa(SLpost)– Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa maanta Hargeysa ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlayo qalalaasihii ciidanku rasaasta la dhacay dadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

