HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Dhakhtarka Ku Bookhday Siyaasi Iskeerse

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhakhtarka Ku Bookhday Siyaasi Iskeerse

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost) – Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Cisbitaalka Hargeysa ku booqday Oday Maxamed Cabdi Iskeerse Oo xaalad caafimaad dhakhtarka loo dhigay, shallayna ka qaybqaatay shirkii golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

 

Sidoo kale Madaxweynuhuwaxa uu soo booqday qaar ka mida bukaan-jiifka Cisbitaalka yaala. Madaxweynaha waxa wehelinayey Marwada Koowaad Aamina Maxamed Jirde. Madaxweyne ku xigeen ka Qaranka Cabdiraxmaan Saylici, Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, , wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, Gudoomiyaha KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyii kale.

Iskeerse2
Oday Iskeerse oo ka mid ah ruug caddaaga Kulmiye, wuxuu shalay ka soo qayb galay shirka golaha dhexe isagoo xanuunsan  laguna wado gaadhi gacan, islamarkaana neefta artafiishalka la daba sido, arrintaasi oo muujinaysa siday uga dhab tahay kulmiyanimadu isaga oo dhawaanna ku dhawaaqayn in aannu wax xil ah rabbin laakiin uu yahay uun mudane ka tirsan xisbiga Kulmiye.

 

 

Iskeerse3 Iskeerse1

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories