Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Nuxurka Khudbaddii Madaxweynuhu Kusoo Xidhay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

  Hargeysa(SLpost):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  ayaa maanta soo xidhay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Madaxweyne Siilanyo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey...

Xisbiga WADDANI oo Naqdiyey Doorashadii Musharixiinta Kulmiye, Kana Hadlay Shaqaaqadii Ceerigaabo

  Hargeysa(SLpost) - Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inay ka xun yihiin shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Ceerigaabo, halkaasi oo booliska iyo shacab...

“Waxaanu u Arragnaa Musharax Madaxweyne iyo Madaxweyne Xigeen oo Kulmiye ah oo la Doortay inaanay Jirin” Cabdicasiis Samaale

  Hargeysa(SLpost) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa dhalliilay arrimo ku gedaannaa shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa uu sheegay inay...

Bangiga Adduunka oo ka Walaacsan in Isbeddelka Cimiladu Sababo Fakhri Aad u Daran

Isbeddelka cimilada adduunka, ayaa laga cabsi qabaa in dad ka badan 100 milyan ka dhigto sabool aad u daran sannadka 2030-ka, sababi doontana in...

Gabadh-Maanyo ‘Mermaid’ Run mise ma Riyo?

Sannadkii 2012 ayuu Talefishanka ‘Animal Planet’ sii daayay barnaamij lagu gorfaynayay in Gabadh-maanyadu tahay run. Barnaamijka waxa loo duubay qaab filim ah oo loogu...

Caddaaladu Waa Furaha Nolosha

  ILAHEYBAA mahadleh inaga dhigey muslin. isla markaana i gu  garnsieyeey, inaan ka hadlo cadalada. Cadaaladu waa mowduuc  aad iyo aad u ah muhiim, waa  sharci...

Aad Iyo Aad Baan u Jeclaa Kulmiye, Waaba Maanta uu Noqday Mataano

  Nin la odhan jirey Francois Mauriac baan kasoo xigtey odhaahdiisii ahayd " I love Germany so dearly that I hope there will always be...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img