HomeUSA: Dood Kulul oo Dhexmartay Musharrixiinta Jamhuuriga

USA: Dood Kulul oo Dhexmartay Musharrixiinta Jamhuuriga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington(SLpost)-Dadka ku tartamaya musharaxnimada Xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ee la qabanayo sanadka soo socda ayaa waxa ay yeesheen dood taleefishinka laga sii daayay oo mararka qaar kululeyd.

Doodda ayaa diiradda inta badan lagu saaray siyaasadaha dhaqaalaha.

Labada musharax ee ugu cadcad ee Donald Trump iyo Ben Carson ayaa dulqaad muujinayay inkastoo uu weerraray musharaxa kale ee lagu magacaabo John Kasich, waxa uu ugu yeedhay barnaamijkooda dhaqaalaha inuu ku salaysan yahay mala awaal.

Waa dooddii saddexaad ee taleefishinka laga sii daynayay taasi oo u dhaxaysay toban musharax oo u tartamaya in ay helaan tigidhka musharaxnimada xisbigooda.

Haweenayda kaliya ee ku jirta musharixiintaasi oo lagu magacaabo, Carly Fiorina, ayaa waxa ay sheegtay in qaanuunka Mareykanka ee ka kooban 73-da kun ee bog ay ku soo reebi doonto 3 bog oo kaliye.

Waxana sidoo kale sheegtay in ay tahay musharaxa kaliya ee walwalka ugu weyn ku haysa Hillary Clinton.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories