HomeU Hiili Naftaada!

U Hiili Naftaada!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Mararka qaar jihada yoolku ma kaa luntaa?
Waxaad qabataba ma garan waydaa?
Warwarkaagu joogto ma noqdaa?
Noloshu dhadhan ma kuu samayn waydaa?
Caloolyow ma dareentaa?
Ma hiifta dadka kugu xeeran?
Canaan iyo cabasho ma kaa soo hadhaa?
Ma ka warwartaa waxaanaad qeexi karin?
Noloshu ma kula fool xumaataa?
Ma ku sigataa inaad falal aan fiicnayn ku kacdo?
Qalbiga ma ka ooydaa?
Ma dareentaa cabsi badan?
Cod baasi ma kaa dhex hadlaa?
Cadho iyo dagaal ma kaa soo hadhaan?
Saddexdan shay mid uunbaad ku sugantahee ogoow.

1: Xidhiidhkii aad Illaahay la lahayd oo aad goysay, Salaadii oo aad
ka tagtay, dunuub waawayn oo aad ku dhacday,

 

iyo dhammaan khayrkii oo
aad ka durugtay.
Illaahay ayaa inoo balan qaaday inuu nolol cidhiidhi ah ku noolaanayo
qofka ka fogaada xuskiisu, cadaabna mutaysan doono, qofka xuskiisa
badiyaana uu nolol rajo iyo raaxo leh ku noolaanayo Aakhirana janada
galayo.

2: Xidhiidhkii aad naftaada la lahayd oo yaraaday ama joogsadayba,
sida: la faqii iyo la fadhiisigii naftaada taas oo kuu saamaxaysa
inaad ka war hayso naftaada oo aad ogaato waxay doonayso iyo waxay
diidayso; dood wadaagna yeelataan, taas oo fududaynaysa inaad isla
jaan qaadaan oo aad waxyaabo badan xallisaan, waydiimo badana wacelin
u heshaan. Waxaad daysaaba way ku daayaan.

3: Maaraynta waqtiga oo kaa maqan: waqtigu waa hantida ugu qaalisan ee
uu qof walba oo inaga mid ahi haysto, qof walba wuxuu haystaa 24
saacadood laakiin qof walba waxa uu hela hadba inta saacadood ee uu
dadaalka galiyay.
Haddii aad maarayn kari waydo waqtigaaga wuxuu kugu noqon kadeed iyo
kaacaa kuf adiga kugu kooban.
Ma kula tahay sidaas?
Istaag oo hawl gal maxaad qabanaysaa waad haysaa xalkiiye.

U Hiili Naftaada oo u hagar bax hankaaga.

Xamse Siciid Maxamed,
Qoraa ahna Dhiirigaliye nololeed

Mobile: 0634410163

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories