Kalluun Badan oo la Dhoofinayo oo laga soo Saaray Badda Somaliland
Berbera(SLpost)-Shirkadda Pontus Marine oo ka shaqaysa kalluunka islamarkaana ay muwaadiniin badan oo reer Somaliland ahi ku midoobeen ayaa maanta markii koowaad bilawday soo saarista...
SOOMAALIYA: Al-Shabaab iyo Shicib Diidan Sako ay ka Qaadi Jireen oo Dagaal ku Dhex Maray Hiiraan
Hiiraan(SLpost)-Wararka ka imanaya deegaanka Afcad oo dhowr iyo soddoon KM u jira degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal uu dhex maray...
Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Hagrashada Ciyaaryahannada Gobolada
Hargeysa(SLpost)-Xoghayaga guud ee Xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Mudane Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan xisbiga ayaa waxa uu ka waramay xaaladda...
“Waan Is-casillay Kamana Noqonayo” Wasiir-xigeenkii Hore ee Deegaanka
Hargeysa(SLpost)-Wasiirku xigeenkii Wasaaradda Deegaanka Axmed Maxamed Nuur oo ku jiray xubnihii Isniintii iska casillay xukuumadda Kulmiye ayaa waxa uu ka jawaabay warar ka soo...
220 Arday oo ka Qalinjabiyey Jaamacadda Burco
Burco(SLpost)-Arday tiradoodu dhan tahay 220 ayaa maanta ka qalinjabiyey Jaamacadda Burco. Munaasibadda qalinjabinta oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda magaalada Burco ee xarunta gobolka Awdal...
THINK AGAIN: Is Somaliland still a good news story?
In Somaliland, most politicians are known by their nicknames. So President Ahmed Mohamed Mohamoud is ‘Silanyo,’ which translates to ‘skinny lizard’ – a throwback...
Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Qeybta Saddexaad
Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka quud Dareenka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

