Madaxweynaha oo Shicibka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum-Cabdisamad Axmed Ismaaciil
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii Ubadkii...
Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir Oo Maxamed Biixi Aqoon Ku Ammaanay Muuse Biixina Askarinimo Ku Duray
Hargeysa(SLpost) - Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageero aad ah la garab istaagay musharaxa Kulmiye ee Maxamed Biixi Yoonis,...
Guusha Xulka Badhan Oo Wax Weyn Ka bedeshay Rajada Cidda Usoo Bixi Doonta Wareega Sideed-dhammaadka
Waxaa maanta la ciyaaray kulamadii todobaad ee tartanka gobolada Somaliland ee ka socday garoomada Xaaji Dahir Stadium iyo Alamsey Stadium oo ku kala yaala...
Ciyaartii Galabta Ee Boorama Oo Dhimmasho Iyo Dhaawacba Sababtay Iyo Sida ay u dhacday
Boorama(SLpost)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday, halka imika naloogu soo waramayo mid kale oo dhaawac ahaana in uu dhaawac dhintay, dhaawaca ayaa...
“Waxaan isleeyahay dalkaad taqaan oo macalin baaban ka ahaan jiray” Wasiir Maxamed Biixi oo la Soo Dhaweeyay Hankiisana Markale Ka Hadlay
Hargeysa(SLpost) - Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Soo dhaweyntiisa oo aan ahayd mid...
Guddida Mihnadleyaasha Caafimaadka Oo Digniin U Diray Bahda Caafimaadka ee aan Is Diiwaangelin
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha guddida Mihnadlayaasha caafimaadka Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay waxa uu digniinno ugu diray cidkasta oo adeegyo caafimaad...
Nuxurka Bayaan ay Alshabaab Soo Saartay
Muqdisho(Slpost) - Bayaan ku qornaa Luqadaha Carabiga iyo Ingiriisida oo kasoo baxay waaxda Warfaafinta ee Xarakada Alshabaab oo cinwaan looga dhigay ” U gar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

