Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Xorriyad (Freedom) 

  Xorriyaddu waa aragti iyo mabada’ sal balaadhan oo qalad wayn laga fahmay micnihiisa iyo nuxur ahaan wuxuu u jeedo. Waa aragti aadanuhu siyaalo kala...

“Waxaa wax aad loola yaabo ah Madaxweynaha oo aan wali tanaasulin inay is barbar yaacaan Wasiirro iyo Rag kale” Muj. Xasan Guure

    Hargeysa(SLPost)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay loolanka musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye, waxa uu tilmaamay inay khalad tahay in...

Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka). Qormada Saddexaad

“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...

Sheeko-murtiyeedda Sooyaalka iyo Maansada Soomaalida

  Murtidu waa erayo rib ah amma badhax la'. Si kale; murtidu waa mucda xusuusta qofka ku hadha ee carrabkuna soo dhufan og yahay. Inahaas...

Hadallo Aflagaaddo iyo Yasid ah Oo Musharixiinta Maraykanku Kula Kaceen Islaamka Bariga Dhexe

    Ragga ku tartamaya in ay ku guulaystaan jagada Madaxweynenimo ee dalka Maraykanka, ayey warbaahintu ka ururisay aflagaadooyin iyo hadalo meel-ka-dhac ah oo ay kula...

Faa’iidooyinka Caafimaad ee Ku jira Ku Maydhashada Biyaha Qabaw

Barnaamijka Caafimaad ee SLpost Idiin Soo Gudbiso todobaadkan waxa aynnu kaga hadlaynaa faa'iidooyinka biyaha qabaw oo lagu maydhaa ay innoo leedahay caafimaad ahaan. Waxa...

Cab, Farriin Dir oo Ku Guulayso

    Hargeysa (SLpost) Shirkadda Sharaabka ee Somaliland Beverage Industries (SBI) ayaa soo  bandhigtay barnaamij macmiisheedda ku guulaysta uu heli doono abaalmarinno kala duwan oo qaali...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img