HomeMadaxweynaha oo Shicibka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum-Cabdisamad Axmed Ismaaciil

Madaxweynaha oo Shicibka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum-Cabdisamad Axmed Ismaaciil

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii Ubadkii iyo shacbiga  Somaliland  ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Oday MARXUUM-CABDISAMAD AXMED ISMAACIIL oo 11/10/2015 ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa.

Madaxweynuhu waxa uu si gaar ah uga tacsiyadaynayaa geeridaasi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu Marxuumku abti u ahaa.

Madaxweynaha Somaliland waxa uu Marxuumka ku sifeeyay inuu ahaa Muwaadin kaalin weyn ka soo qaatay nabadeyntii dalka, dhismaha dawladnimadda Somaliland, isla markaana si gaar ah uga shaqeyn jiray  arrimaha samo-falka ee bulshadda. Waxaanu ahaa  marxuumku qofkii u horeeyay ee ceel riig biyood ah ka qoday Somaliland muddo 50 sanno laga joogo waa xilligii Ingiriiskee.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii Ubadkii iyo shacbiga  Somaliland ee uu ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories