Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

2292 Ka mid ah Xujaajtii Soomaalida Oo Diiday in Ay Sucuudiga Ka Noqdaan

    Jidah(SLpost)- Sarkaal u hadlay guddida qabashada Xajka ee dawladda Sucuudiga ayaa sheegay in kumanaan ka mid ah xujaajtii sanadkan ka timid Somalia diideen inay...

“Aniga, Kijaandhe Iyo M.Biixi waxa aannu ka midaysanahay in Kulmiye dhexdiisa ay ka dhacdo dimoqraadiyad dhab ahi” Samaale

Hargeysa(SLpost)-Murashax Cabdicasiis Samaale ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Somalilandtoday cadadkiisii 668 ee shalay, kaasoo ku saabsanaa sababtii uu Samaale uga qayb qaadan waayay...

Maamulka iyo Ciyaaryahanada Xulka Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Ku Hanjabay In Aannay Hadhin Ee ay Iyagu Badiyeen

  Hargeysa(SLpost)-Xulka gobolka maroodi Jeex ayaa cod dheer ku sheegay in aannay koobka ka hadhin, islamarkaana aan laga badin ee ay iyagu ka badiyeen xulka...

Water Cartel is Bad for Somaliland

    Water is an essential element for human life. Without it, human life as we know would cease to exist. In America, people take water...

Meherkii Baaqday! Qormadii Afraad

    Xamdi iyadoo qajilaysay oo sidii ay u sheegi lahayd ka baqaysa ayay Hooyadeed Cibaado oo ku jirta qolkeeda dul istaagtay, waxa fadhida walaasheed oo...

Guddoomiyaha Kulmiye Oo Shicibka Somaliland Ugu Hambalyeeyay Curashada Sanadka Cusub

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaan ummadda dunida muslimka ku hambalyeynayaa curashada sannadka cusub ee...

Halkuu Ku Danbeeyay Zaadkii Shilinka Somaliland?

    Waxaynu walaalayaal si fiican aynu u wada ogayn in wasaaradeena maaliyadu ay u soo jeedisay ganacsatada soomaliland  iyo xawaaladaha dalka inay  saadka shilling ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img