DAAWO: Fannaanadda Codka Macaan ee Ubax Fahmo Oo Hees Cusub U Qaaday Ciyaaraha Gobolada Somaliland
-Halkan ka Daawo fannaanadda codka toolmoon ee Ubax Daahir "Ubax Fahmo" Oo Soo Saartay hees cusub oo ay u qaadayso ciyaaraha gobolada Jamhuuriyadda Somaliland...
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Dhoolatus ku soo bandhigay Madal Ergooyin Golaha Dhexe ahi taageeradooda ugu hibaynayeen Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan siyaasiyiinta Beesha Koonfur-Galbeed Hargeysa, ayaa dhoolatus ah cududda beeshiisa iyo deegaannada ay deggen tahay ku soo...
“SNM anigoo Sarkaal Ciidankii Xoogga Soomaaliyeed ahbaa la dagaalamay, annagaana la shaqaynayna” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee laga soo doortay gobolka Sool, ayaa taageero u buuxda u muujiyey...
Xidhiidhka Kubadda Cagta Oo Sababeeyay Sida Uu Xulka Maroodijeex Koobka Uga Hadhay Jawaabna Ka Bixiyey Baaqii Xulka ee Maanta
Hargeysa(SLpost) - Xidhiidhka kubada cagta Somaliland, ayaa sababeeyay go’aanka xulka gobolka Maroodijeex lagaga wareejiyay ciyaartii ay la dheeleen xulka gobolka Awdal, waxayna ku doodeen inaanay...
54 Arday oo Ka Qalinjabiyey Jaamacadda Culuumta Badda Ee Berbera
Berbera(SLpost)-Madal aad u qurux badan oo ay ku qalinjabinayeen 54 arday oo bartay culuumta badda ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadaas oo ku taal magaalada...
Muuse Biixi Oo Cudud Wax Uga Tari Karta Shirka Golaha Dhexe Maanta Kasbaday, Kaftankii Madasha Iyo Jawigii Lagu Kala Hoyday
Hargeysa (SLpost) – Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ugu jira beel-weynta Deegaamada Maroodi-jeex, Togdheer, Saaxil, Hawd iyo Daad-madheedh ayaa taageeradooda u hibeeyay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE...
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL oo ka qayb galay Shirar Caalami ah
Nairobi (SLpost) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo JSL ahna gudoomiyaha gudida cadaaladda ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah. Shirka hore waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

