Home2292 Ka mid ah Xujaajtii Soomaalida Oo Diiday in Ay Sucuudiga Ka...

2292 Ka mid ah Xujaajtii Soomaalida Oo Diiday in Ay Sucuudiga Ka Noqdaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Jidah(SLpost)- Sarkaal u hadlay guddida qabashada Xajka ee dawladda Sucuudiga ayaa sheegay in kumanaan ka mid ah xujaajtii sanadkan ka timid Somalia diideen inay dalkooda dib ugu noqdaan, markii ay dhammaysteen waajibaadka Xajka. Waxa uu sheegay in inka badan boqolkiiba sodon codsanayaan joogitaanka boqortooyada Sucuudiga.

 

Warbixin uu daabacay wargeyska Al-wadan(Alwatan) ee sucuudiga ayaa lagu sheegay in xaalado ammaan darro iyo dhaqaale xumo oo ka jirta Somalia ay kumanaan Xujaajta Soomaalida ahi codsanayaan in Sucuudiga Degnaansho laga siiyo.

 

Sanadkan waxaa Somaalida xajka ka tagay  Todoba kun laba boqol iyo sideetan(7280) xaaji, kuwaasi oo laba kun iyo laba boqo sagaashan iyo laba xaajil(2292) oo ka mid ahi diideen inay Somalia ku noqdaan, deganaanshana waydiisteen boqortooyada Sucuudiga.

 

“31.48% xujaajta Soomaalida sanadkan waxay dalbanayaan inaanay dalkoodii ku noqon ee ay joogaan boqortooyada Sucuudiga, sababtoo ah ammaan darro iyo xaaladda dhaqaale xumo oo dalka ku baahday,” ayaa lagu yidhi warbixinta iyadoo la sheegay in xafiiska xajka ee Soomaalida iyo xujaajtu isku fahmi la yihiin dib u noqoshada, waxaana la sheegay in arrintaasi laga wada hadlay maadaama uu soo dhaw yahay wakhtigii joogitaankoodu kaga eekaa.

 

Sanadkan ayaa la sheegay in Soomaalida ay masiibadii xajka ka dhacday ay kaga dhinteen lix qof.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories