Guddoomiye Cirro Oo Shacabweynaha Somaliland Ugu Bogaadiyey Bilashada Sanadka Cusub
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magaciisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka Hoggaanka...
“Ingiriisku Wuxuu Somaliland Kala Shaqeeyaa Casriyeynta Nidaamka Maaliyadda” Wasiirka Maaliyadda
Hargaysa(SLpost):-Wasiirka wasaarada Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirrada JSL ayaa magaalada Berbera ku soo dhawaysay wefti...
Way dumisay!
Kaabadda saddexaad markaan lugta sidaa u soo saaray,ayaan maqalay buuq iyo sawaxan aad ah oo guriga ka yeedhaya. Albaabku waa uu soo ceshanaa,waan riixay kolkaan...
La Kulanka Madaxweynaha Ireland Ma Guulbaa Mise…….???
Aduunka waxa jira laba nidaam oo inta badan ay ku dhisan yihiin habka maamulka dawladnimo ( Presidential System) oo ah in dawlada ay hogaamiyaan...
Rug Boolis oo Laga Dhagax Dhigay Tuulada Ceel-la-Helay
Hargeysa(SLpost)-Tuulada Ceel-la helay ee ka tirsan degmada Sabawanaag ayaa laga dhagax dhigay saldhig cusub. Guddoomiyaha Degmada Sabawanaag Cali Hugur Dalab, Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin...
Xasan Sheekh Oo Ku Faanay Laamiyada Hargeysa iyo Boorama Ee Uu Telefishannada Oo Kaliya Ka Daawado
Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo iska difaacaya eedaha xukumaddiisa uga yimaada bulshada ee ku aadan in xukumaddiisu ku fashilantay hawlaha loo...
Shirkadda Microsoft Oo Samaysay Koombuyuutar Gacmeed Aad u Tayo Badan oo Ay U Bixisay Surface Book
Shirkadda caanka ah ee Microsoft ayaa markii ugu horreysay soo saartay Kombiyuutar gacanta lagu qaato oo ay iyadu samaysay, uguna wan-qashay magaca Surface Book...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

