CAQLIGA KA XOROW CALOOSHU HA DANBAYSEE!!!
Dhallinta maanta iyo xaaladoodu waa mid dhallin karta maan-shiil ku saabsan caqliyada bugta/xanuunsanaysa oo taag dari dhanka garshada ah oo ay ka hortaagantay hellitaanka...
Wada-hadaladii Ku Saabsanaa Muranka Hawada Oo Maanta Turkiga ka Furmay Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista iyo Hawada JSL Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray
Hargeysa(SLpost)-Waxa dhawaan waddanka Somaliland ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, waftigaasi waxa ay kulan kaga...
Askar Lagu Carbinayo Nidaamka Cashuur Ururinta Dalka oo Tababar Looga Furay Madheera
Hargeysa(SLpost)-Xarunta tababarka ciidanka ee Madheera ayaa saaka tababar looga furay laba boqol(200) oo askari kuwaasoo lagu carbinayo qaabka cashuur ururinta dalka. Munaasibad loogu qabtay...
Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka). Qormada 5aad
“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...
Meherkii Baaqday! Qormadii 5aad.
Waxa la gaadhay Beertii sawirada in lagu galo ay ahayd, diyaar garoobe midba kooxdii la socotay hubsay inuu u labisan yahay si quruxbadan, gacmaha...
Faallo:Saamaynta Qurba-Joogtu ku Leedahay Tahriibta
Marka aan soo qaadano Mowduucan Tahriibka waa Mid leh dhinacyo badan u baahanayana inaan u soo qaadano Mid mid ,mid walbana Gaarkiisa u gorfayno...
Sheeko Kale: Sidii Ubixii
Ubax qurux iyo udgoon badan baa ka soo baxay meel meel abaari ku raagtay. Dadkii meesha deganaa ubixii aad buu ugu riyaaqay. Ubixi markii uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

