Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Bilawgii Hijrada

  Kun afarboqol toddoba iyo soddon (1437) sanadood baa laga joogaa dharaartii Sayidka Ilma Aadam baxsad iyo dhuumasho kaga baxay Maka. Tolkii ayaa baadidoon dil...

“Ninka Yidhi Hargeysa Biyo Wada Cabi Mayso, Bari Hadduu Madaxweyne Noqdo Muxuu Innagu Samayn..?” Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid

    Hargeysa(SLpost)-Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo shalay shir jaraa”id ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu u Quus gooyey Musharax...

Baaqa Kaadhadh Qaadashada Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Khilaaf Ka Dhex Dhalliyay Garabyada Xisbiga

  Hargeysa(SLpost) - khilaaf hor leh ayaa shalay ka aloosmay talaabo uu Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye warbaahinta uga tabiyey xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga...

YURUB: Qiimaha Lagu Daawado Ciyaaraha Oo Hoos Loo Dhigay

  Qiimaha lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta ee kooxaha ugu heerka sarreeya Yurub ayaa hoos u dhacay sanadkii la soo dhaafay, iyadoo qaar ka mid...

Xisbiga WADDANI oo Si toos ah U Shaaciyey In aannay Kala Jeclayn Musharixiinta Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in aannay kala jeclayn qofkasta oo ka soo baxa musharaxnimada xisbiga Kulmiye. Waxa kale oo uu...

 “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka Xulka Gobolka Hawd

    Hargeysa(SLpost)- Xulka gobolka Hawd ayaa balanqaaday inay Hargeysa ku soo dhaweynayaan dhigooda xulka gobolka Awdal oo Hargeysa u imanaya wareegga labaad ee ciyaaraha gobolada...

Ciidamo Ka Dhan Ah Boko Xaraam  Oo Maraykanku U Dirayo Cameroon

Washington(SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa dalka Cameroon u diraya ciidan military si ay dalkaas uga sameeyaan la socod dhinaca hawada ah oo ururka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img