Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka). Qormada Lixaad
“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...
Meherkii Baaqday! Qormadii 6aad
Xamda waxa guriga ugu yimi dumar u habar yara iyo hablo ay Ilmaadeer yihiin, dumar war laga raacye waxa laga waraystay judhiiba meherkay ku...
“Tusaale ha Innoogu Filaato Hab Dhaqanka Hoggaamintii Kulmiye oo ku Suntan Mid Qabyaaladeed inuu Dalkii Furfuray Qaranimadiina Cidhiidhi Caliyey,” Cabdirashiid Xasan Mataan
Musharaxa madaxweyne xigeenka ee xisibaga UCID Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay kanna dayriyey xaaladda qabyaaladeed ee dalku marayo, isaga oo ku eedeeyay...
“Waxa ay Musharaxiinta Intooda Badani isla Qaateen in Haddii Alle Idmo Sabtida aannu Qabanno Shir Weyn oo aanu Kaga Hadlayno Arrimaha Xisbiga” Xildhibaan Waabeeye
Hargeysa(SLpost) - Garabka Xisbiga Kulmiye ee musharaxiinta ku bahaysan Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe ayaa markii u horaysay sheegay waxyaabaha ay...
Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland oo Lagu Qalabeeyey Agab Isgaadhsiineed Casri ah
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka ilaalada xeebaha JSL ayaa tababar la xidhiidha isgaadhsiinta casriga ee ilaalada xeebaha magaalada Hargeysa ugu soo gabagabeeyay toban xubnood oo...
Deegaanno Hoos Yimaadda Degmada Salaxley Oo Qaylo dhaan Biyo La’aaneed Ka soo Yeedhayso
Salaxley(SLpost)-Guddoomiyaha degmada Salaxley ayaa sheegay in deegaanno hoos yimaada degmada Salaxley in ay ka jirto biyo la’aan ba’an. Gudoomiyaha ayaa sheegay in aannay haba...
Afarta Xul ee Ka Soo Baxay Isreebreebkii Ciyaaraha Gobolada ee Qaybta Burco oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay
Hargeysa(SLpost)-Xulalka Gobolada Sool, Xaysimo, Daadmadheedh iyo Sanaag oo ah afarta xul ee ka soo baxay wareeggii isreebreebka ahaa ee garoonka Alemsay, Burco ka qabsoomay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

