HomeKoox Dhallinyaro ah oo Booyad ku Rasaaseeyay Jidka Berbera iyo Hargeysa...

Koox Dhallinyaro ah oo Booyad ku Rasaaseeyay Jidka Berbera iyo Hargeysa u Dhexeeya

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Berbera(SLpost)-Booyad shidaal oo shicib leeyahay islamarkaana mareysay wadada deegaanka Daray-godle oo u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta koox dhallinyaro ahi ay rasaas la dhaceen, sida gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera Fahmi Cabdi Bidaar uu VOA u xaqiijiyay goor dhoweyd.

 

Waxaa kaloo gudoomiyuhu xaqiijiyey in rasaas kale iyana ka dhacaysay saaka wadada u dhaxaysa Berbera iyo magaalada sheekh.

 

Wuxuu intaa ku daray gudoomiyuhu inay garanayaan dhallinyarada wadooyinka ka baxa berbera rasaasta ka rideysa, oo imikaba ayuu yidhi ay ciidamo Booliis oo ka soo kala baxay Berbera iyo Hargeysa ay ku raad joogaan dhallinyaradaasi.

 

 

Rasaasayntan ayaa daba socota ama ka shidaal qaadanaysa shan nin oo ka soo jeeda dadka deegaanka Berbera oo midkiiba min hal bil oo xadhig ah ay ku xukumeen gudiga nabad gelyada ee gobolka Saaxil iyo wareejinta haamaha shidaalka ee Berbera, sida uu u xaqiijiyay gudoomiyaha gobolku Fahmi Cabdi Bidaar.

 

 

Guddoomiyaha ayaa sababta raggaa hore loo xidhay ku sheegay inay tahay iyagoo abaabul ciidan ka waday wadooyinka ka baxa magaalada Berbera.

 

Warar madax banaan ayaa sheegaya in dadweynaha deegaanka Berbera badidoodu ka soo horjeedaan go’aanka xukuumaddu ugu wareejisay haamaha keydka shidaalka ee Berbera shirkado ganacsi oo aan tartan furan u soo marin, iyadoo Baarlamaankuna hore cod aqlabiyad ah uu ku diiday wareejinta haamaha shidaalka ee Berbera. Balse guddoomiyaha gobolka ayaa sheegay in aan cidna loo joojinayn ee arrinta haamuhu sidaa ku dhan tahay.

 

 

Somalilandpost, Hargiesa Office, 2015

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories