HomeSomaliland oo ka Jawaabtay Hadal Ka soo Yeedhay Kooxaha Soomaaliya

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadal Ka soo Yeedhay Kooxaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Muqdisho(SLpost) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeedhay Somalia oo ku aaddan sidii doorashada Soomaaliya ay uga qayb gali lahayd Somaliland. Wasiirka arimaha dibadda JSL ayaa tilmaamay in aannay Somaliland shaqo ku lahayn arrintaasi.

 

“Warka ka soo baxay Muqdisho waxba kama jiraan. Somaliland-na waa dal madaxbanaan oo muddo 25 sanno ah ka maqnayd oo aan shaqo ku lahayn dalkaas Somalia. Labada wadan ee Somaliland iyo Somalia waxaa u socda wada hadal ku saabsan sidii ay u kala tagi lahaayeen,” ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland

 

Wasiirku waxa uu intaasi raaciyay “Doorashooyinka Somaliland waxay dhacayaan sanadka 2017-ka, mana jiro wax xidhiidh ah oo ka dhexeeya doorashooyinka Somaliland iyo Somalia. Sidaas darteed beesha caalamku way ogsoon tahay in Somaliland ka madax banaan tahay Somalia.”

 

Hadalkan uu wasiirku ka jawaabayo ayaa ka soo yeedhay shir ay Dawladda Soomaaliya iyo Kooxaheedu ku yeesheen Muqdisho oo lagaga arrinsanayey doorasho aan shacabku codaynayn oo sanadka soo socota ka dhacda dalka Somalia. War-murtiyeed ka soo baxay kullankaas ayuu qodobkiisa lixaad sheegayey in loo baahan yahay in ay bulshada Somaliland wadatashiga ka qayb gasho. (Warka Qodobkaa Ka akhriso Halkan Somalilandpost: http://www.somalilandpost.net/?p=46744 )

 

Somaliland waxa ka dhacay 5 doorasho oo xor iyo xallaal ah oo bulshadu ku codaysay nidaamka “hal qof hal cod” (1 Man 1 vote), halka Soomaaliyana ay qabsanayso nooca doorashada ay Somaliland ka soo gudubtay ku dhawaad 20 sano ka hor (1997).

 

 

Somalilandpost, 2015

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories