HomeNuxurka War-murtiyeedka Kullan Kooxaha Soomaaliya Kaga Arrinsanayeen Doorasho aan bulshadu codaynayn Iyo...

Nuxurka War-murtiyeedka Kullan Kooxaha Soomaaliya Kaga Arrinsanayeen Doorasho aan bulshadu codaynayn Iyo Somaliland Oo Lagu Soo Hadal qaaday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

 

 

Muqdisho(SLpost) – Kulan ay magaalada Muqdisho ku lahaayeen labadii maalmood ee u dambeeyay madaxda xukuumadda Muqdisho iyo maamul goboleedada hoos taga ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ku aadan qorshe gogol xaadh u ah doorasho Soomaaliya ka dhacda 2016-ka.

 

 

Kulankan oo lagaga arrinsanayay hanaanka doorasho ee ku haboon Soomaaliya sanadka 2016-ka maadaama aan la qaban Karin doorasho hal qof iyo cod ah (1 man 1 vote), waxaa laga soo saaray qodobo lagu sheegayo in wada tashiyo dheeraad ah la sameeyo.

 

 

Qodobka Lixaad ee warmutiyeedkan ayaa lagu soo hadal qaaday in bulshada Somaliland qayb ka noqoto qorshahan wada hadal ee lagu doonayo doorasho Somalia ka dhacda sanadka 2016-ka. Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka hirgalay doorashooyin xor iyo xalaal ah oo bulshadu soo doorato cidda ay doonto, halka doorashadan maanta Soomaaliya ka tashanaysana ay Somaliland ka soo gudubtay ku dhawaad 20 sano ka hor.

 

 

Tawaawacan ah in Somaliland ka qaybqaadato ka tallo bixinta doorasho aan xor ahayn oo Soomaliya ka dhacda ayaa waxa uu imanayaa maalmo kadib markii wasiirada iyo xildhibaannada Somaliland ka soo jeeda ee Muqdisho u xil doontay sida fiinta uga qayliyeen kulankan oo ay sheegeen inaan cid Somaliland ka soo jeeda lagu darin, iyaga oo xusay in aan midnimo dambe oo laga raadiyo labadii dal ee Somali republic la isku odhan jirayna aannay ahayn mid suurogal ah.

 

War_mutiyeedkii_Shirka_1

 

Somalilandpost, Hargiesa Office, 2015

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories